Dhegeeyso Puntland oo ka hadashay Ciidamo Somaliland ah oo Sanaag Degey

0
Sunday March 10, 2019 - 18:16:48 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 199
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Dhegeeyso Puntland oo ka hadashay Ciidamo Somaliland ah oo Sanaag Degey

    Warar ayaa sheegaaya in Ciidamo ka Tirsan Maamulka Somallinad in ay Fariisimo Ciidanka Samaysteen Degaamo ka tirsan Gobollada Sanaag iyo Highland oo ka tirsan Maamulka Puntland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar ayaa sheegaaya in Ciidamo ka Tirsan Maamulka Somallinad in ay Fariisimo Ciidanka Samaysteen Degaamo ka tirsan Gobollada Sanaag iyo Highland oo ka tirsan Maamulka Puntland.
Arinta ayaa waxaa ka hadlay taliyaha Policeka Ciidanka Gobolka Sanaag Cabdi Faarax warsame .
Taliyaha Hadalkiisa kama Muuqan Waxa Qorshe Cad ah oo Puntland kaga hortegaayaan Ciidankan Somaliland ee Fariisimaha ka Samaysta Gobolka Sanaag ee Puntland

Galgala TV