Culaska Ciidanka Somaliland Iyo Cabashada Shacabka Degmada Yube (Dhegeeyso)

0
Monday March 11, 2019 - 20:23:00 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 207
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Culaska Ciidanka Somaliland Iyo Cabashada Shacabka Degmada Yube (Dhegeeyso)

    Ciidamo ka tirsan Kuwa Maamulka Somaliland ayaa maanta la wareegay degaanka Yube ee gobalka Sanaag ,waxaana la soo sheegaya xiisad u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo ka tirsan Kuwa Maamulka Somaliland ayaa maanta la wareegay degaanka Yube ee gobalka Sanaag ,waxaana la soo sheegaya xiisad u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland. Qaar ka mid ah shacabka Degmadda Yube ee Gobolka Sanaag ayaa shegay in ay meel magaaladda u dhow ay Degeen Ciidamo ay sheegeen in ay Wataan Gawaari Dagaal oo gaaraya ilaa 50 Dadkan oo la hadlay Radio Daljir ayaa sheegay in ay Baaq u Diraayaan Madaxweynaha Dawladda puntland Siciid Cabdulaahi Deni
Galgala TV