Puntland Ceeb ayeey ku Tahay in Somaliland ay la wareegto Qaybo Sanaag kamid ah (Daawo)

0
Wednesday March 13, 2019 - 20:43:56 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 82
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland Ceeb ayeey ku Tahay in Somaliland ay la wareegto Qaybo Sanaag kamid ah (Daawo)

    korneel Maxamuud Cabdi Cumar Qaloombi oo horey xil uga soo qabtay Allaha u naxariiste Dowladdi Cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa ka hadlay dulaanka Somaliland qaybo kamid ah gobalka Sanaag ay ku qabsatay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

korneel Maxamuud Cabdi Cumar Qaloombi oo horey xil uga soo qabtay Allaha u naxariiste Dowladdi Cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa ka hadlay dulaanka Somaliland qaybo kamid ah gobalka Sanaag ay ku qabsatay.
Qoolombi oo Warbaahinta la hadlayeey ayaa sheegay inay Ceeb iyo waxaan la fiirsan karrin ku tahay Puntland in dharaar Cad somaliland ay qabsato dhul Puntland maamusho.


Galgala TV