Somaliland oo Ceerigaabo Lagaga Banaanbaxay (Daawo)

0
Thursday March 14, 2019 - 00:43:49 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 227
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland oo Ceerigaabo Lagaga Banaanbaxay (Daawo)

    Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag maanta waxa ka dhacay mudaharaad balaadhan oo looga soo horjeedo Maamulka Somailand. Dadka ayaa wadooyinka Magaalada socod ku marayay iyaga oo lahaa Dooni mayno Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag maanta waxa ka dhacay mudaharaad balaadhan oo looga soo horjeedo Maamulka Somailand. Dadka ayaa wadooyinka Magaalada socod ku marayay iyaga oo lahaa Dooni mayno Somaliland.
Arritan ayaa timi maalin uun markii Somaliland Ciidamo gaysay Magaalada Yube.

Galgala TV