Daawo Garaad Cabdulaahi Cali Ciid" Puntland Dalka ah Difaac-do"

0
Thursday March 14, 2019 - 23:31:56 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 904
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Daawo Garaad Cabdulaahi Cali Ciid" Puntland Dalka ah Difaac-do"

    Garaad Cabdulaahi Cali ciid oo ka mid ah odayaasha dhanka Puntland ayaa sheegay in somaliland ay Gardaro Qaawan ku tahay Duulaanka Gobolka Sanaag

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garaad Cabdulaahi Cali ciid oo ka mid ah odayaasha dhanka Puntland ayaa sheegay in somaliland ay Gardaro Qaawan ku tahay Duulaanka Gobolka Sanaag Garaadka ayaa Xukuumada uu hogaamiyo Siciid Cabdulaahi Deni u soo Jeediyey in ay difaacan Dalka Waxan uu bulshada ugu baaqay in ay garab istaagaan Difaaca Dalka Arintan ayuu ka sheegay waraysi uu siiyey Warbaahinta Daljir isaga oo u warameyey Weriye Faadumo Degan daahir 

Galgala TV