(Daawo) Wefti Puntland ah oo Gaarey Hadaaftimo Sanaag

0
Thursday March 14, 2019 - 23:48:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 468
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (Daawo) Wefti Puntland ah oo Gaarey Hadaaftimo Sanaag

    Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamud Bare oo ka mid ah golaha wakiiladda Puntland ayaa isga oo ku sugan hadaaftimo sheegay in ay halkaa u tageen sidii ay u ogaan ahaayeen Xaqiiqada Ka jirta gobolkaa ee ku saabsan Ciidamada Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamud Bare oo ka mid ah golaha wakiiladda Puntland ayaa isga oo ku sugan hadaaftimo sheegay in ay halkaa u tageen sidii ay u ogaan ahaayeen Xaqiiqada Ka jirta gobolkaa ee ku saabsan Ciidamada Somaliland Waxa uu sheegay in ay ku suganyihiin Degmadda hadaaftimo ee Gobolka Sanaag isga oo sheegay in ay shacabka ku dhiirigeliyen In ay isdifaacaan oo Dawlada garab istaagaan 

Xigasho Codka Warbaahinta Daljir Somalia

Galgala TV