Jama Feyte "Dhaqdhaqaaqa Sanaag Ka Duwan Sidii hore'' Sababta Daawo

0
Friday March 15, 2019 - 05:16:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 391
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jama Feyte "Dhaqdhaqaaqa Sanaag Ka Duwan Sidii hore'' Sababta Daawo

    Jaamac Ayaanle Feyte oo ka faalooda arrimaha Amniga kuna sugan Gobolka Texas ee Dalka Maraykanka Caasimadiisa Austin ayaa Ka waramaaya arimaha Gobolka Sanaag ee ku aadan Ciidamada dhowaan Gaarey Deegamo ka tirsan Sanaag Sidoo kalle Wuxuu ka hadlay x

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jaamac Ayaanle Feyte oo ka faalooda arrimaha Amniga kuna sugan Gobolka Texas ee Dalka Maraykanka Caasimadiisa Austin ayaa Ka waramaaya arimaha Gobolka Sanaag ee ku aadan Ciidamada dhowaan Gaarey Deegamo ka tirsan Sanaag Sidoo kalle Wuxuu ka hadlay xaalada Gobolka Sool & Muranka Xuduudaha ee Puntland & Somaliland.
Waxa  khadka telefoonka ku tiigsanay Jamac ayaanle Feyte oo ah lafa-guri dhinaca amniga & Siyaasada Waraysigan oo Dhinacyo badan Taabanaya waxaa ka qaaday Mohamad Xasan Dhallo oo ku sugan Garoowe 

Galgala TV