Share with your friends via email

Maxay ka dhigan tahay ceyrinta Gabre?

Sidii aad idaacadeennii saakay ku dhageysateen, urur goboleedka IGAD ayaa shaqada ka eryey kornayl Gabrezabher Alemsged oo Soomaalidu u taqaanno Jeneraal Gabre. Warqad ka soo baxday xafiiska xoghayaha fulinta ee IGAD, Eng Maxbuub Macallim oo lagu

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip