Share with your friends via email

Dhalinyaro la sheegay in ay ka Tirsanyihin Shabaab oo Muqdisho lagu soo bandhigay

Maamulka degmada Wadajir iyo taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa Saldhiga demadaas waxa ay kusoo bandhigeen Saddex Rag ah oo la sheegay inay Al-Shabaab u qaabilsanaayeen dilalka qorsheysan ee laga fuliyo degmooyinka Dharkenley iyo Wadajir ee Magaalada

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip