Share with your friends via email

Puntland Ceeb ayeey ku Tahay in Somaliland ay la wareegto Qaybo Sanaag kamid ah (Daawo)

korneel Maxamuud Cabdi Cumar Qaloombi oo horey xil uga soo qabtay Allaha u naxariiste Dowladdi Cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa ka hadlay dulaanka Somaliland qaybo kamid ah gobalka Sanaag ay ku qabsatay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip