Share with your friends via email

(Daawo) Wefti Puntland ah oo Gaarey Hadaaftimo Sanaag

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamud Bare oo ka mid ah golaha wakiiladda Puntland ayaa isga oo ku sugan hadaaftimo sheegay in ay halkaa u tageen sidii ay u ogaan ahaayeen Xaqiiqada Ka jirta gobolkaa ee ku saabsan Ciidamada Somaliland

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip