Wararka

"Kufsiga Puntland ka socdaa waa mashruuc ", Waxaa qortay Xildhibaan Nimco Cabdi Caarshe.

0 Visits: 258 | Friday April 12, 2019 - 18:18:06
Kufsiga Puntland ka socda Waa Mashruuc amniga iyo xukuumadda puntland lagu khalkhalinayo, dumarkana lagu cabsi galinayo. waxay arintaani bilaabantay Jan 2019 inkastoo kufsigu jiray, hadana horay uma jirin kufsi dil wata, waxay noqotay tusbax furtay,

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Xuska Sanadguuradda 59-aad ee Ciidanka Xoogga dalka "Sawirro"

0 Visits: 232 | Friday April 12, 2019 - 18:09:06
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Saraakiisha, Saraakiil Xigeennada, Aliflayda, Dableyda iyo dhammaan qaybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo qoysaskooda oo maalinta berri ah u dabbaal-degaya sannad guuradii…

Read More »

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya iyo Maamulaha USAID oo ku kulmay Washington

0 Visits: 200 | Friday April 12, 2019 - 18:06:37
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, iyo maamulaha USAID, Mark Green, ayaa kulan ku yeeshay magaalada Washington ee dalka Mareykanka

Read More »

Soomaaliya oo heshiis taageero farsamo la saxiixatay UPU+Sawirro

0 Visits: 205 | Friday April 12, 2019 - 18:03:38
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa heshiis kaalmo farsamo la saxiixatay Ururka Boostada Adduunka (UPU), kaas oo dalkeena looga caawin doono qaabka ugu habboon ee dib loogu soo nooleyn karo adeegga boostada.

Read More »

Odayal Sanaag ka tegey oo Somaliland Gaarey Maxay Dalbadeen (Daawo)

0 Visits: 427 | Wednesday April 10, 2019 - 21:41:47
Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland ayaa magaaladda Berbera ku soo dhoweeyey Isimo Ka tegEY Gobolka Sanaag Qaar ka mid ah

Read More »

Maareeyaha Hay'adda Isgaarsiinta Qaranka oo ka qeybgalay shirka horumarinta Tiknolojiyada

0 Visits: 492 | Wednesday April 10, 2019 - 16:49:45
Shirweynaha Caalamiga ah ee horumarinta Bulshada iyo Tiknolojiyadda ayaa ka socda magaalada Geneva ee Dalka Swizerland,kaasi oo wadamada ka qeybgalaya ay Soomaaliya kamid tahay.

Read More »

Soomaaliya oo weydiisatay Midowga Boostada Adduunka (UPU) in laga qaado xayiraadda

0 Visits: 205 | Wednesday April 10, 2019 - 16:45:31
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Md. Eng Cabdi Cashuur Xasan ayaa ka codsaday Midowga Boostada Adduunka (UPU) in ay Soomaaliya ka qaadaan xayiraadda saaran sanadaha badan si dalkeenu uga faa'iideysto horumarka adduunku ka gaaray isgaarsiinta boostada.

Read More »

Siihayaha cusub ee Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo xilka la wareegay+Sawirro

0 Visits: 214 | Wednesday April 10, 2019 - 16:43:09
Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda Mudane Cali Maxamed Maxamuud ( Cali Cagabaruur ) oo dhawaan dowladda Soomaaliya soo magacowday ayaa shalay xilka kala wareegay siihayahii hore ee Safaaradda mudane Cabdiwali Cali Faarax.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Khayre oo La Kulmay Madaxda Bangiga Adduunka

0 Visits: 219 | Wednesday April 10, 2019 - 16:39:08
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan kula qaatay magaalada Washington gudoomiye ku-xigeenka bangiga adduunka, Xafiz Ghanim.

Read More »

Madaxweyne Deni oo Imaaradka Kala shiray Arimaha Ganacsiga

0 Visits: 205 | Wednesday April 10, 2019 - 16:30:31
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa kulamo muhiima la qaatay masuuliyiinta Wasaaradda Ganacsiga Imaaraadka, Rugta gancsiga Abu Dubai iyo ganacsatada dalkaasi.

Read More »

Wasiirka Wasaarad Caafimaadka Somalia oo Qaabilay Wakiilka cusub WHO (Sawiro)

0 Visits: 208 | Tuesday April 09, 2019 - 21:21:45
Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr's Fawsiyo Abiikar Nuur ayaa shalay Muqdisho ku soo dhawaysay wakiilka cusub ee hay'adda caafimaadka aduunka ee WHO u qaabilsan Soomaaliya ee Qaramada Midoobay.

Read More »

Shirka isku xirka Howlaha Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo ka furmay Muqdisho+sawirro

0 Visits: 197 | Tuesday April 09, 2019 - 21:06:58
Dar-dargelinta howlaha Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ,dadaalada aqoonsiga caalamiga ah loogu raadinayo baasaborka Soomaaliga iyo xoojinta wadashaqeynta laamaha Hay'adda ayaa kamid ah waxyaabha looga hadlayay shirka 3-billaha aha ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya kaasoo…

Read More »

Wasiirka Maaliyadda XFS oo u hambalyeeyay Madaxweynaha Cusub ee Bangiga Aduunka

0 Visits: 180 | Tuesday April 09, 2019 - 21:05:35
Agaasinka Fulinta ee Bangiga Aduunka ayaa-tii bishaan Madaxweynaha Bankiga ee shanta sano soo aadan u doortay David R. Malpass

Read More »

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka qayb-galay kulan gaar ah oo ay isugu yimaadeen Guddoonnada Baarlamaannada Adduunka.

0 Visits: 186 | Tuesday April 09, 2019 - 20:54:06
Wafdi heer sare ah oo ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ka qayb galay shirka midowga Baarlamaannada Adduunka ayaa shalay ka qayb-galay shir gaar ah oo ay isugu yimaadeen Guddoonnada Baarlamaannada…

Read More »

Maxaa Looga Hadlay Shirkii Baarlamaanada ee Garoowe

0 Visits: 189 | Tuesday April 09, 2019 - 20:50:20
Waxaa Maalintii labaad Magaalada Garowe ee xarunta Dowlad Goboleedka Puntland ka socda shirka Golayaasha xeer dejinta ee Dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyada oo maanta talooyinkooda looga dhageystay Guddoomiyaasha Golayaasha Xeer dejinta ee dowladaha xubnaha ka ah Dowladda dhexe, waxaana Guddoomiyaha…

Read More »

Madaxweyne Deni'' Imaaradka Waxan u aadey Arinta Dpword''

0 Visits: 230 | Monday April 08, 2019 - 15:04:00
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta safar shaqo ugu ambabaxay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta.

Read More »

Shir Hay'adaha Dastuurka Ugu Furmay Kismaayo+Sawirro

0 Visits: 214 | Monday April 08, 2019 - 13:52:07
Waxaa magalada kismaayo ee caasimadda ku meel gaarka ah ee Jubbaland ka furmay shir u dhexeeya hay'adaha Dastuurka heer federal iyo heer dowlad goboleed kaas oo looga tashan doono sidii bulshada ku dhaqan dowlad goboleedyada ay uga talo dhiiban lahaayeen cutubyada Dib-u-Eegista lagu sameeyay ee…

Read More »

Xoghayihii amniga gudaha Mareynkanka oo is casishay

0 Visits: 219 | Monday April 08, 2019 - 13:48:42
Xoghayihii amniga gudaha Maraykanka Kirstjen Nielsen oo mas'uul ka ahayd qorshaha muranka badan dhaliyay ee siyaasadda socdaalka ayaa xilkii iska casishay.

Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo shirguddoomiyay kulan looga hadlayay xasilinta goobaha dhawaan laga xoreeyay Al-Shabaab

0 Visits: 225 | Monday April 08, 2019 - 13:15:49
Kulankaan waxaa diirada lagu saaray xaqiijinta Amniga deegaanadii ciidanka Xoogga dalka ay ka xoreeyeen maleeshiyada argagixisada ah Alshabaab waxaana ka qeyb galay hey'adaha ka shaqeeya xasilinta iyo dowladaha taageera Soomaaliya.

Read More »

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo kullan la Yeeshay Safiirka Jarmalka Ee Soomaaliya.

0 Visits: 225 | Monday April 08, 2019 - 13:06:55
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan gaar ah oo ku saabsan Arrimaha Abaaraha La Yeeshay wefti balaadhan oo ay hogaaminaysey safiirka dalka Jarmalka ee Soomaaliya Ambassador Annett G√ľnther.

Read More »

Galgala TV