Wararka

[Somaliand] "Muuse Biixi "Cabudhin baa nagula-ku hayaa"

0 Visits: 653 | Wednesday June 27, 2018 - 08:43:41
Madaxweynaha jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa dawladda Federaalka ee Soomaaliya iyo "maamul goboleedyadeeda" ku eedeeyey inay ku wadaan 'weerar iyo cunaqabatayn'.

Read More »

[Puntland] "Agaasimihii Sirdoonka Marxalad Adag baanu ku shaqaynaynay" [Waraysi VOA]

0 Visits: 1562 | Thursday June 14, 2018 - 08:38:35
Madaxweynaha maamaul goboleedka Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta wareegto uu soo saaray waxa uu xilkii kaga qaaday agaasimayaashii hay'adda sirdoonka PIA Cabdirsaaq Ciise Xuseen (Khaatumo) iyo Agaasimaha Guud ee Hay'ada kale ee Amniga ee Cabdulaahi Aadan Maxamed (Cabdulaahi…

Read More »

Puntland:- Madaxdii Wardoonka oo shaqada laga Eryay

0 Visits: 193 | Thursday June 14, 2018 - 08:31:52
Madaxweynaha maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 13 June 2018 xafiiskiisa ka soo saaray wareegto uu xilkii kaga qaaday Agaasimayaasha Hay'adaha PSS iyo PIA.

Read More »

"Damaca Puntland Maaha [Harti ]& Majeerteen Ee Waa Shidaalka Hol-hol Ku Jira," Ismaaciil Buubaa

0 Visits: 961 | Thursday June 14, 2018 - 08:25:51
Siyaasiga weyn ee caanka ah Pro.Ismaaciil Hurre Buubaa oo ka mid ah siyaasiyiinta ku xeesha dheer siyaasadda geeska Afrika, ayaa sheegay in dagaalka u dhaxeeya Somaliland iyo Puntland ee ka socda deegaanka Tukaraq uu dhaawac u geystay sumcaddii ay Somaliland ku lahayd beesha caalamka, waxaana uu tilmaamay…

Read More »

Maraykanka oo shaki kaliyay taageerada Ciidamada Somaliya [Warbixin]

0 Visits: 177 | Wednesday June 13, 2018 - 07:06:26
Sanator ka tirsan xildhibaanada Mareykanka ayaa ku baaqay in la joojiyo dhaqaalaha Mareykanka uu ku bixiyo Ciidamadaa dowladda fedeeraalka ah ka ee Soomaaliya.

Read More »

Garoowe:- Baadhitaan Amni oo Socda

0 Visits: 187 | Wednesday June 13, 2018 - 06:57:35
Booliska Caasimada Dowlada pl ayaa sheegay inay hayaan xog sheegaysa in Al-Shabaab maleegayaan qaraxyo magaalooyinka waa weyn ee Puntland. Sirdoonka & laamaha Amniga ee kale ee Dowlada ayaa helay xogo dheeraad ah markii ay dhawaan Shakada GalgalaNews shaacisay inay jiraan Khatar Al-Shabaab ka iman karta.

Read More »

Puntland:- W.Duulista oo xilka ku waaye Gaadhay ruqsad uu siiyay Dayuurad Ganacsi

0 Visits: 436 | Wednesday June 13, 2018 - 05:40:51
Mudooyinkii ugu Dameeyey Waxaa Degmada Badhan Ee Gobolka Sanaag Ka Degaayey Diyaarado Qaad Ka soo qaada Kenya, Diyaaradahan Oo ugub ku ahaa Guud ahaan gobolka Sanaag ayaa Markii ugu Hereeysey Waxaa Diyaarada Kowaad keenya Midka Mid ah Ganacsadtada Qaadka oo Lagu Magcaabo Jamac Yeey, Degaan ahaana Ka…

Read More »

Nimcaan Hilaac ayaa ka jawaabay hadalkii Faysal Cali Waraabe [MUUQAAL]

0 Visits: 893 | Tuesday June 12, 2018 - 15:22:13
Fanaanka Soomaaliyeed Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan (Nimcaan Hilaac) oo ah fanaan magac iyo maamuus ku dhex leh umada Soomaaliyeed ayaa magaalada Borama casho sharaf ugu sameeyey ardeyda reer Puntland ee wax ka barata Borama. Casho sharafta Nimcaan ayaa jawaab u ah hadalkii Faysal Cali Waraabe.

Read More »

Puntland:- Gen Ilkajiir oo Sharaxan

0 Visits: 1196 | Tuesday June 12, 2018 - 09:59:21
-Gen C//laahi Axmed Jama (Ilkajiir) W.Arrimaha Gudaha Dowlada Puntland ee xukuumadii Dr Faroole ahaan W.cacaalada Xukuumadii Xasan Sheekh M. ayaa Sanadka 2019 ka mid ahaa raga rajada ka qaba Madaxtinimada Puntland.

Read More »

Sayid Axmed Madoobe oo Booqday Daarta wardoonka Jubland [Sawiro]

0 Visits: 1071 | Tuesday June 12, 2018 - 09:34:56
Madaxweynaha dawlad gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqoshu ku tagay xarunta cusub ee loo dhisayo Nabadsugidda Jubbaland, garoonka diyaaraha ee Kismaayo iyo jiidda hore ee deegaanka Buulo-guduud iyo Baar-sanguuni.

Read More »

Puntland oo Gobol ka Maqan Gudoomiye u Magcowday!!

0 Visits: 243 | Tuesday June 12, 2018 - 09:26:18
Garoowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Cadiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Gudoomiyaha Gobolka Sool u magacabay Abuubakar Cabdi Geelle oo ah nin dhalinyaro ah,wareegto kazoo baxday xafiiska madaxweynaha oo Lr,6, kuna taariikhaysan 11 june 2018 ayaa lagu sheegay in markuu arkay kartidiisa, aqoontiisa&…

Read More »

J.Siyaad oo Midaysan Xaalada G.Sool [Daawo]

0 Visits: 346 | Tuesday June 12, 2018 - 09:19:02
Galgalanews:- Garaad Jaamac Garaad ismacil oo ah Garaadka Beelaha J.Siyaad ee dhulbahate ayaa la kulmay Caaqilka Guud ee Beesha Caaqil Axmed Hoolif oo dhawaan qeexay Mowqifka Beesha J.siyaad.

Read More »

Puntland:- Dr Gaas & Camey oo isku khilaafsan xaalada Tuka-raq

0 Visits: 1351 | Saturday June 09, 2018 - 08:36:02
Garowe- Madaxweyne ku xigeenka PL C/xakiin Xaaji Cumar Camey & M.Weynaha PL Cabdiweli M.Cali Gaas ayaan dabka kala qaadan mudo waxana khilaafkoodu curtay markii Dowlada Somaliya Baarlamaankeedu soo saareen bayaan ah in Shirkada DPworld laga mabnuucay Guud ahaan Somaliya taasi oo Madaxweynaha PL uu aad…

Read More »

Gollaha Amniga Q.M oo War ka soo saaray [Tuka-raq]

0 Visits: 920 | Saturday June 09, 2018 - 08:18:46
New York- Golaha amniga Qaramada Midoobay ayaa qoraal ka soo saaray xaalada tuka-raq oo ah xiisad coladeed oo u dhexaysa Somaliland & Puntland warkaasi ayaa lagu sheegay in labada dhinac looga baahan-yahay inay xabad joojin dhaqan geliyaan

Read More »

Puntland:- Guddiga Difaaca oo War-soo saaray [Muuqaal]

0 Visits: 204 | Tuesday June 05, 2018 - 07:39:32
Guddiga difaaca PL ayaa ka halday weerrakii Galgala ee al-Shabaabka lagu laayay, & Xaalada Gobolka Sool, Sidoo kale waxay soo qaadeen xaalada ay ka suganyihiin Shacabka Gobolka Sool

Read More »

Baydhabo oo la dhowrayo Warkeeda !

0 Visits: 527 | Tuesday June 05, 2018 - 07:34:28
Waxaa la wariyay haweenay Soomaalidii hore ah oo dhashay 8 wiil oo lagu xaman jiray in xagga cagliga ay ka hooseeyeen bulshada ay la noolaayeen isla mar ahaantaana xoolo badnaa ayaa markii Aabahood god aakhiro u hoy'day ay ka baqday in xoolaha laga dareersado oo la mooro-duugo. Maamadu intay wiilasheedii…

Read More »

[Sool] Xubnaha Dowlada Federaalka ugu jira oo Bayaan ka soo saaray Xaalada Gobolkooda [Warsaxaafadeed]

0 Visits: 462 | Tuesday June 05, 2018 - 07:28:19
War-saxaafadeed ay soo saareen Masuuliyiinta Golayaasha Federaalka ugu Jira Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn ee Puntland ,waxay ka hadleen dagaalka Tukaraq, iyagoo sheegay in ay uga digayaan Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi joogitaanka iyo sheegashada Gobolka Sool.

Read More »

[Jama Feyte] oo Tallo u jeediyay Saraakiisha Amniga Puntland [Daawo Waraysi xasaasi ah]

0 Visits: 299 | Sunday June 03, 2018 - 08:49:44
Jama Feyte oo ah falanqeeye Siyaasadeed aadna xooga u saara arrimaha amniga ayaa Waraysi uu bixiyay kaga hadlay weerarkii dhawaan galgala ka dhacay & tuhanka sheegaya in Somaliland soo weerartay ama badhi-taarta Al-Shabaabka Galgala.

Read More »

[Somaliland] oo Eedaynta Puntland iska fogasay (Waraysi VOA)

0 Visits: 272 | Sunday June 03, 2018 - 08:44:50
Maleeshiyada al-Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe weerar culus ku qaaday saldhig cidianka Puntlkand ay ku leeyihiin meel u dhow Galgalka. Wararka VOA ay heshay ayaa sheegay in maleeshiyadu ay muddo kooban halkaasi qabsadeen, kuna gubeen baabuur dagaal.

Read More »

Puntland:- Somaliland baa Galgala Dagaal ka wada [Muuqaal]

0 Visits: 208 | Sunday June 03, 2018 - 08:33:41
Garowe-Galgalanews) Guddiga Difaaca PL ayaa kulan wareed ay Magalaada Garoowe ku qabteen ku faah faahiyay weerarkii Saldhigii Bali-khadar ee duulaanka ay ku soo qaateen Al-Shabaab.

Read More »

Galgala TV