Wararka

[ C/rxmaan Dhoore oo ka Sharaxan Kulmiye] & Khudbadii laga Jeediyay Madasha [Daawo]

0 Visits: 586 | Friday November 27, 2015 - 01:09:31
Hargaysa- Galgalanews- C/raxmaan Maxamuud Maxamed" Dhoore oo ka mid ah Aqoonyahanka Reer Sanaag ee dalka UK ayaa Magaalada Hargaysa oo uu wakhtigan ku sugan yahay uu ka shaaciyay inuu u tartamayo Golaha Wakiilada Somaliland.

Read More »

[Sool & Sanaag] Guddiga Maamul u samaynta oo Kulan Nairobi ku qabtay [Muuqaal]

0 Visits: 1037 | Thursday November 26, 2015 - 06:12:57
Guddiga Maamul u samaynta Gobolada Sool & Sanaag oo Shir ku qabtay Nairobi Kenya waxay Sheegeen in heer Gabo Gabo ah uu Marayo Dhismaha Maamulkaasi" waa sida ay hadalka u dhigeene. Ex- Xildhibaan Caasha Axmed Cabdalla oo Gudidaasi ka mid ah ayaa xustay in Maamul u samaynta Gobolada ay tahay mid…

Read More »

[Faysal Cali Waraabe] oo Taageeray Dad Reer Somaliland ah oo Xamar Shir ku qabtay [DHEGAYSO]

0 Visits: 651 | Thursday November 26, 2015 - 04:07:00
Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga UCID ayaa sheegay inay Xaq u leeyihiin Dadka Somaliland ee Muqdisho joogaa inay Shiraan oo ay Arrimahooda ka hadli karaan

Read More »

[Somaliland DHEGYSO] Cirro " Waxaan xalin doonaa arimaha Sool iyo Sanaag

0 Visits: 543 | Thursday November 26, 2015 - 03:34:50
Gudoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ah Gudoomiyaha Xisbiga Siyaasiga ah ee Waddani C/raxmaan Cirro aya Waraysi uu siiyay laanta Af Somaliga ee VOA-da kaga hadlay Mustaqabalka Xisbiga Wadani

Read More »

[Puntland] Baaqyo laga soo saaray Minnesota & Nairobi ku aadan Xadhiga Deperani [Muuqaalo Daawo]

0 Visits: 610 | Thursday November 26, 2015 - 03:04:39
Waxa isa soo taraysa Baaqyo Caalami ah oo loo jeedinayo PL inay sii dayso Jamac Deperani oo ah Wariye Somaliyeed oo Maalintii 8-aad ku xidhan Xabsiga weyn ee Magaalada Garowe.

Read More »

[Puntland DHEGAYSO] Xildhibaano Dagaalkii G.Mudug ku Riixay Dowlada FDS [Sawiro]

0 Visits: 496 | Thursday November 26, 2015 - 02:52:32
Xildhibaanada oo ku baaqay in dagaalka la joojiyo isla markaana ka tacsiyeeyay dhibkii ka dhashay, ayaa xusay inay falkaasi ku lug lahaayeen gacmo shisheeyo kuwaasi oo leh dano siyaasadeed

Read More »

Isimada [Dhulbahante] oo Baaq Soo Saaray [Muuqaal]

0 Visits: 745 | Wednesday November 25, 2015 - 02:22:52
Isimada Beesha Dhulbahate ayaa Baaq ka soo saaray Shir maalmahan uga socday Deegaanka Buudhoole, Baaqaasi oo dhowr qodob ka Koobnaa waxa ugu Horeeyay in Gobolka Sool ay Ciidamadooda kala baxaan Somaliland. Sidoo kale Beesha Caalamka ayay baaq u direen ah inay soo Fara galiyaan Xaalada Gobolka Sool.

Read More »

[Somaliland] Boobe Yuusuf oo u digay Suldaan Xiiray iyo Cali Warancade [Muuqaal]

0 Visits: 530 | Wednesday November 25, 2015 - 02:01:21
Xoghayaha War-faafinta WADDANI Boobe Ducaale oo u digay Suldaan Xiiray iyo Cali Warancade, qadiyada muran dhalisay ee wadahadalada Somaliya iyo Somliland

Read More »

[Somaliland] Turkiga oo Beeniyay in Wada-hadalka lagu Darayo Isimada Somaliyeed

0 Visits: 464 | Wednesday November 25, 2015 - 01:26:27
Dawlada Turkiga ayaa ka hadashay wararka sheegay in ay waddo qorshe ku saabsan wada hadalkii Somaliya iyo Somaliland oo madaxdhaqameed lagu bedelayo. Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Hargaysa ee qunsulka guud ee Turkiga u fadhiya Somaliland Muzaffer YĆ¼ksel ayaa sheegay inaanay warkaa waxba ka jirin

Read More »

[Cali Khaliif Galaydh] oo ka Hadlay Boqorka Daarood & Dhismaha [Maakhir & Khaatumo]

0 Visits: 2644 | Tuesday November 24, 2015 - 02:30:49
Khaliif Galaydh ayaa ka hadlay Xaflad Nairobi loogu qabtay waxa uu ka hadlay arrimo badan iyo Khilaafka Reer Sool.

Read More »

[DHEGAYSO] Khilaafka UCID & Faisal Cali Waraabe oo ka hadlay Iscasilada C/rashiid Mataan

0 Visits: 523 | Tuesday November 24, 2015 - 02:24:12
Murashaxii madaxweyne-ku-xigeenka ee Xisbiga UCID Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa sheegay in uu iska casilay jagadaas iyo xubinnimadii xisbiga. Wareysi uu siiyey VOA-da ayuu Cabdirashiid waxa uu ku sheegay in sababta iscasilaaddiisa ay tahay khilaaf uu sheegay inuu kala qaybiyay xisbiga UCID.

Read More »

[DHEGAYSO] Qodobada ka soo baxay Shirkii Gaalkacayo

0 Visits: 471 | Tuesday November 24, 2015 - 01:55:05
1-In xaabda la joojiyo. 2-In la kala qaado Ciidanka iyo Maleeshiyadda. 3-In laga wada hadlo wixii dhacay shalay. Odayaasha ayaa ku baaqay in laga wada shaqeeo amaanka,isla markaana ay dadweynuhu isdajiyaan.

Read More »

[NUSOJ]" Sharci Daro ayuu ku Xidhan-yahay Jama Deperani" [DHEGAYSO]

0 Visits: 444 | Tuesday November 24, 2015 - 01:35:30
Ururka saxafiyiinta Somaliyeed ee NUSOJ, ayaa maanta ka halday xarigga loo gaysatay Wariye Jamac Yusuf Deparani oo ka tirsan TV-ga Somali Channel, kaasi oo todobaadkii hore lagu xiray magalada Garowe. -

Read More »

[Soocade]" Deperani Maxakamada ayaan ku kala Baxaynaa"[Waraysi DHEGAYSO]

0 Visits: 548 | Tuesday November 24, 2015 - 01:24:10
Wasiirka W.Warfaafinta PL Soocade ayaa ka hadlay markii ugu horasay Xadhiga Jaamac Deperani'wuxuu difaacay Go'aanka lagu xidhay Jaamac Deperani.

Read More »

[Daawo]Siyaasiyiin Caan ah oo [Nairobi] Shir ku qabtay kan hadlay Xadhiga [Deparani]

0 Visits: 523 | Tuesday November 24, 2015 - 01:17:39
Wasiirkii Hore ee Qorshaynta & xidhiidhka Caalamiga ah Dr Cali Axmed Faatax & iyo EX Xildhibaan Caasa Axmed Cabdalla, oo ay weheliyeen Shugri Afrax & C/qaadir Cabdi-Nuur 7-Tuulo ayaa Shir ku qabtay Nairobi kagana hadlay Cabudhinta warbaahinta ee soo Food saartay PL.

Read More »

[Cali Khaliif Galaydh] Baroortu Orgiga ka weyn!

0 Visits: 1239 | Monday November 23, 2015 - 04:18:52
Wararkii ugu dambeeyey ee laga helayo Oday Cali Khaliif ayaa sheegaya inuu ka quustay damacii siyaasadeed ee uu lahaan jiray. Cali Khaliif wuxuu ka rajo dhigay inuu dib dambe Somali dhexdeeda wax uga noqdo, sidoo kale wuxuu ka quustay rajadii uu ka qabay Somaliland, wuxuuna garwaaqsaday in Dhulbahante…

Read More »

[DHEGAYSO] Duqa Gaalkacayo oo ka hadlay Colaada [Mudug]

0 Visits: 635 | Monday November 23, 2015 - 04:04:01
Guddoomiyaha degmada Gaalkacyo Cabdicasiis Jaamac Nugaal ayaa sheegay in saaka uu magaalada Gaalkacyo ka qarxay dagaal u dhexeeyay Puntland iyo Maleeshiyo kaso jeeda Galmudug,waxaana uu sheegay in dagaalku uu bilowday ka dib markii Maleeshiyo kaso jeeda Galmudug ay ka horyimaadeen dhismaha Waddo Laami…

Read More »

[DHEGAYSO] Prof Abshir Aw-Yusuf Wasiirka Waxbarashada Puntland oo ka hadlay Horumarka Wasaarada

0 Visits: 909 | Monday November 23, 2015 - 03:58:19
Wasiirka waxbarashada dowladda Puntland Dr. Abshir Yuusuf Ciise ayaa maanta hambalyo udiray macalimiinta Soomaaliyeed, iyadoo ay ku beegan tahay maalinta macalinka Soomaaliyeed 21 November. Wasiirka waxbarashada ayaa salaam diiran udiray macalinka Soomaaliyeed meel kasta oo uu ku sugan yahay, wuxuuna…

Read More »

[Akhri] War-Saxaafadeedkii [Puntland]

0 Visits: 413 | Monday November 23, 2015 - 03:50:02
War-murtiyeed ka soo baxay dowladda Puntland ayaa lagu cambaareeyay weerarkii maanta ka dhacay magalada Galkacyo ee sababay dhimashada labo ruux iyo dhaawaca 50 kale. Qoraalkan ayaa mas'uuliyadda weerarkaasi dusha looga tuuray Galmudug, waxaana lagu tilmaamay inay ku waxyeeloobeen dad maato ah.

Read More »

["Daawo Liibaan Cabdisalaam]" Deperani Xaq Daro ayuu ku xidhan yahay"

0 Visits: 532 | Monday November 23, 2015 - 03:40:21
Xariga maamulka Puntland uu u geystay wariye Jaamac Deperani ayaa waxaa uu keenay cambaareyn ka imaaneysa qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Puntland. Wariyayaasha oo ka siman inay ka hadlaan marka laga xiro wariye ka mid ayaa waxaa ay dal iyo dibad kasoo saareen cambaareeyn…

Read More »

Galgala TV