Wararka

[Buraan oo Shir Horumarineed lagu qabtay] +Sawiro

0 Visits: 1210 | Wednesday December 23, 2015 - 23:28:55
waxaa Maanata xarunta dhalaanka iyo hooyada ee Degmada buraan ka dhacday xaflad balaadhan oo ay ka soo qaybgaleen maamulka cisbitalka Degmada BURAAN ee gobolka Haylad Maamulka gobolka kan degmda xubno kamida cuqaasha dhlinyarada ururada haweenka iyo guddiga dhaqanka degmada.

Read More »

[Garaad Jaamac oo ka hadlay] Colaada Buuhoodle [Muuqaal]

0 Visits: 986 | Wednesday December 23, 2015 - 23:26:21
Garaadada Sool, iyo Buuhoodle ayaa baaq nabadeed u diray labadii beelood ee dhowaan dhibku ku dhexmaray Deegaanka Balli-Mataan ee Degmada gaashaamood ee Dawlad deegaanka soomaalida itoobiya

Read More »

[Somaliland] oo Sii daysay Coll Axmed Jiinitaag

0 Visits: 1421 | Wednesday December 23, 2015 - 23:21:23
Hargaysa-galgalanews) Somaliland ayaa mudo laba bilood ah xabsi ku haysay Coll Axmed Jiinitaag oo ka mid ahaa Saraakiisha ciidamada ee Reer Sanaag

Read More »

[Somaliland] M.Siilaanyo oo Casho Sharaf u Sameeyay Safiirada Somaliland qaarkood [Sawiro]

0 Visits: 1073 | Thursday December 17, 2015 - 02:27:51
kulan casho sharaf ah oo uu madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo la qaatay Safiirada Somaliland u qaabilsan Waddamo kala duwan ayaa ka qabsoomay Madaxtooyada caawa, kulankan oo noqonaaya kii u horeeyey ee safiirada somaliland isugu yimaadaan dalka kana arrinsadaan hawlahooda…

Read More »

[ C/raxmaan Cirro] oo Booqday Aqalka Baarlamaanka DDS Ethiopia

0 Visits: 1020 | Thursday December 17, 2015 - 02:24:22
" Runtii Maanta Farxad Wayn Noo Tahay Maadama Gudomiyihii Barlamanka Somaliland ahna Gudomiyaha Xisbiga Wadani C/Raxmaan Cirro Nagu Soo Booqdo Magalada Jigjiga Gaar ahaana Xaruunta Barlamanka,Runtii Waanu ku soo Dhawaynaynaa Gudomiye Waxaad Timi Dalkagii.Guud ahaanba Xubnaha Barlamanka Dowlad Degaanku…

Read More »

[Buuhoodle] waxa lagu soo dhaweeyay Raage Gaarad Cabdiqani [Muuqaal]

0 Visits: 1292 | Thursday December 17, 2015 - 02:20:04
Magaalada laascaanood ee xarunta Gobolka Sool waxa soo gaadhay wefti uu horkacayo Raage Garaad C/Qani garaad jaamac oo ka soo kicitamay Dalka Dibadiisa

Read More »

[Cashara] oo ka hadlay Dhismaha Sool & Sanaag [DHEGAYSO]

0 Visits: 1555 | Thursday December 17, 2015 - 02:11:21
Siyaasiga Cawad Axmed Cashara ayaa taageeray mamul wadaaga gobolada sool iyo sanaag oo uu sheegay in loo baahan yahay in umada goboladaasi degtaa ay si wadajir ah uga tashadaan maamul loo dhan yahay oo ka hana qaada goboladaasi . Md cashara ayaa tilmaamay inay haboon tahay in la taageero maamulkaasi…

Read More »

[Akhri] War-murtiyeedkii Shirkii Somalida uga socday Muqdisho

0 Visits: 791 | Thursday December 17, 2015 - 02:06:40
(Muqdisho-Galgalanews)Waxaa gelinkii dambe ee maanta la soo gaba gabeeyay shirkii Madasha wada tashiga qaran ee hanaanka doorashooyinka sanadka 2016, iyadoo maalmihii shirka socday la isku mari la'aa habka doorasho ee la qaadanayo, waxaana Madaxda Soomaalida ay ahaayeen kuwo ku kala aragti duwanaa.…

Read More »

[Bosaaso] Garoonka oo Taliye Cusub loo Magcaabay

0 Visits: 1058 | Thursday December 17, 2015 - 01:58:19
Taliyaha ciidanka Boliiska Puntland ayaa taliye u soo magacaabay ciidanka ilaada garoonka Bosaso kadib dilkii ALLAHA u naxariistee Xassan Shire Amaan. Gen: Cabdirasaaq Afgaduud oo la hadlay Radio Garowe ayaa xaqiijiyay magacaabista taliyaha cusub oo lagu magacaabo Gaashaanle Aadan Muuse Jamac oo horay…

Read More »

[DHEGAYSO] Banaanbax ka dhacay Gaakacayo

0 Visits: 830 | Thursday December 17, 2015 - 01:55:26
Nabadoonada iyo waxgaradka gobolka Nugaal ayaa kulan ay ku yeesheen Garowe waxay kagasoo horjeesteen nidaamka 4.5, iyadoo dhinaca kale taageero umuujiyay mowqifka dowladda Puntand iyo Jubbaland ee ku aadan in deegaan lagu saleeyo doorashada 2016. Nabadoonada ayaa sheegay habka kaliya ee maanta lagu…

Read More »

[Sanaag] oo laga taageeray Go'aanka M. Jubaland & Puntland [Sawiro]

0 Visits: 1010 | Thursday December 17, 2015 - 01:50:52
Waxgaradka,Culumaa'udiinka,haweenka,dhalinyarada iyo qayabaha kale ee kale bulshada ku dhaqan degmada Baran ee Gobolka Sanaag ayaa si wayn u taageeray go'aanka Madaxda Puntland iyo Jubbaland ay ka qaateen doorashada 2016-ka. Qaybaha kala duwan ee bulshada ee isugu yimi kulanka ayaa sheegay inay…

Read More »

USA:- Muwaadiniintu haka Baxeen Burundi

0 Visits: 832 | Monday December 14, 2015 - 04:30:46
Waxaada arrimaha dibada ee dalka Maraykanka ayaa maanta oo Sabti ah soo saartay baaq digniin ah oo loo jeedinayo muwaadiniinta Maraykanka ah ee jooga dalka Burundi inay deg deg uga baxaan isla markaana aan loo safri karin wakhtigan.

Read More »

[DHEGAYSO] Dagaalkii Baladweyne oo laga hadlay

0 Visits: 760 | Monday December 14, 2015 - 04:24:27
Gudoomiye Qalaafoow ayaa sheegay in ay aad uga xunyihiin Dagaalka ka dhacay Magaalada B/weyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan isga oo sheegay in Hadda xafiiskiisa uu kulan kula leeyahay Odoyaasha Dhaqanka Ee Gobolka Hiiraan si xal looga gaaro Dagaalkii ka dhacay B/weyne.

Read More »

[DHEGAYSO] Shirkado Maalgashi ah oo Bosaaso Gaadhay

0 Visits: 1146 | Monday December 14, 2015 - 04:13:42
Wasiirka ganacsiga Puntland Cabdiweli Xirsi Indho-guran ayaa sheegay in shirkado ganacsiga oo waa weyn soo gaareen magalo madaxda ganacsiga ee Bosaso, kuwaasoo dhowaan shaqo bilaabaya. Labo shirkadood ayaa hadda ku sugan magalada Bosaso kuwaasoo maal-gashi ku samaynaya Kalluunka, hargaha iyo warshad…

Read More »

[Gaalkacayo] PDRC oo Kulan Wacyi-galin Nabad ah ku qabatay [Sawiro]

0 Visits: 941 | Monday December 14, 2015 - 04:08:48
Hay,ada Cilmi baarista Puntland ee PDRC ayaa Maanta Maagaalada Gaalkacyo ku Qabtay kulan looga hadlayey Xakamaynta Dejinta iyo Yaraynta, Ficillada Hurin kara Colaad Dib ugu so laabta Gabalka Mudug. kulankan oo ka dhacay Xurunta Shirarka ee Gobalka Mudug,Waxaa ka so qayb galay,Nabdoono,Waxgaraad,Dhalinyaro,Haween,Culuma…

Read More »

[DHEGAYSO] Khudbadii M.Puntland ee Shirweynihii Muqdisho

0 Visits: 823 | Monday December 14, 2015 - 03:56:54
Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali "Gaas" ayaa Khudbad Miisaan wayn ka jeediyay shirka Wadatashiga Doorashooyinka Soomaaliya,kaasi oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho ee xarunta Gobolka Banaadir.

Read More »

[DHEGAYSO] X.Somaliland ah oo Reer Sanaag ah"[Dadka Sool & Sanaag Xaq bay u leeyihiin inay Tashadaan"]

0 Visits: 1540 | Sunday December 13, 2015 - 05:59:50
Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud oo ka mid ah Golaha wakiilada Somaliland kana soo jeeda Gobolka Sanaag ayaa ka hadlay Dhismaha maamulka Sool & Sanaag. Waraysiga waxa qaaday Bahda GalgalaNews.com

Read More »

[Galaydh & Gaas] oo Muqdisho isku Arkay [Warbixin]

0 Visits: 1924 | Sunday December 13, 2015 - 05:28:18
Wararka aanu helayno Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay Kulmeen Gudoomiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh & Madaxweynaha Dowlada Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Read More »

[Puntland DHEGAYSO] Dood Xasaasi ah 17 Sano ka dib Maxaa hir-galay

0 Visits: 1141 | Saturday December 12, 2015 - 04:17:03
Garowe, December, 2015 - Barnaamijka Maanhadal oo ku saabsan Xaaladda Xaquuql Aadanaha Puntland waxaa marti ku ah Wasiirka Warfaafinta Puntland Soocade, Xildhibaan Siciid Surcad, Siyaasi Maxamed Cabdi-Nuur Xirsi Iyo Faysal Khaliif Barre Guddoomiyaha Suxufiyiinta Puntland ee MAP. Mowduuca barnaamijku…

Read More »

[Puntland] Wasiir Axmed Karaash oo la Kulmay Booliska Boston ee dalka Maraykanka [Sawiro]

0 Visits: 1196 | Saturday December 12, 2015 - 03:31:55
Wasiirka arrimaha gudaha Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) oo maalmahan safar ku jooga wadanka Maraykanka ayaa magalada Boston ee xarunta Gobalka Massachusetts kula kulmay madaxda Booliska magaladaasi. Kulankan ayaa waxaa kasoo shaqaysey Madaxa Hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed, Deeqo Maxamed Jibriil…

Read More »

Galgala TV