Wararka

Furitaanka Safaaradda Soomaaliya ee dalka [Maraykanku]

0 Visits: 391 | Wednesday November 18, 2015 - 02:59:47
Waxay ii tahay farxad weyn in aan la wadaago walaalaheyga Soomaaliyeed iyo saxiibada dhow ee Soomaaliya, in Safaaraddii Soomaaliyeed ee magaalada Washington ee dalka Maraykanka dib loo furi doona, ka gadaal muddo 25 sano markay xidhneyd.

Read More »

[ Galaydh oo Nairobi u duulay] Baaqna u diray Buslahda G.Sanaag [Muuqaal]

0 Visits: 822 | Tuesday November 17, 2015 - 06:52:52
Madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa u duulay Magaalada Nairobi

Read More »

[Sawiro dheeraad ah] Kulamadii Siciid Qoorsheel

0 Visits: 641 | Tuesday November 17, 2015 - 06:37:15
Gudoomiyaha xisbiga Siyaasiga ah Siciid Jaamac Qoorsheel oo beryahan Safaro ku Joogay Woqooyiga Maraykanka

Read More »

[Dahabshiil] oo Abaal marin Calaami ah heshay [DHGAYSO]

0 Visits: 432 | Tuesday November 17, 2015 - 06:21:49
Waxaa sidoo kale fadhiyay Safiirka Soomaliya u fadhiya magaalada Washington. Waxaa abaalmarinno qadderin ah lagu gudoonsiiyay shirkaasi shirkadaha loo aqoonsaday in ay wax ka qabtaan hawlaha dadka qaxootiga ah. Shirkadahaasi waxaa ka mid ahaa hormuudkooda shirkadda ganacsiga ee Dahabshiil Abdirashiid…

Read More »

[Puntland] Shirkii Kobaca Ganacsiga oo ka Furmay Garoowe

0 Visits: 372 | Tuesday November 17, 2015 - 06:17:08
Waxaa maanta magalada Garowe ka furmay kulan ku saabsan Todobaadka hal-abuurka caalamiga ah ee ganacsiga oo looga hadlay sidii loo dhiiri galin lahaa in bulshadu samayso fikirro cusub oo ku aadan ganacsiga. Furitaanka Asbuucan,waxaa ka qayb galay madaxweynaha Puntland, gudoomiyaha Barlamanka, xubno…

Read More »

Somaliya ayaa wada-tashi ugu yeedhaysa [Safiirkeeda Kenya]

0 Visits: 489 | Monday November 16, 2015 - 00:50:47
Dowlada Somaliya ayaa laga soo xigtay inay safiirkeeda Kenya u jooga ugu yeedhayso sidii wada-tashi buuxa looga yeelan laaha darbiga kenya ka dhisayo Xadka Somaliya

Read More »

[Puntland] Siyaasiyiin ka hor timi Go'aan Dowlada soo saartay [DHEAGSO]

0 Visits: 725 | Monday November 16, 2015 - 00:30:42
Siyaasi, Ganacsade Maxamed Cabdi Nuur Xirsi oo muddo labo goor ah u tartarmay xilka madaxtinimo ee dawladda Puntland ayaa markii ugu horraysay ka hadlay go'aan shalay kasoo baxay maamulka gobolka Nuugaal, kaasoo la xiriiray inaan Garowe lagu qaban-karin shirar siyaasadeed iyo kuwa looga hadlayo…

Read More »

[Puntland] Lix Degmo oo Ergooyinkooda la Keenayo Garoowe [DHEGAYSO]

0 Visits: 713 | Sunday November 15, 2015 - 23:59:37
Guddi xukuumadda Puntland u xilsaartay qabashada shirka qaran ee looga hadlayo qaabka loo dhigayo doorashada Somalia ka dhici doonta sannadka dambe ayaa maanta shaaciyay xilliga Puntland samayn doonto fikir uruurinteeda

Read More »

[Puntland Hashiis laga Gaadhay] Colaadii Xoorre [DHEGAYSO Waraysi]

0 Visits: 489 | Sunday November 15, 2015 - 23:50:54
Deegaanka Xoorre oo dhaca xadka Puntland iyo Ethopia, ayaa lagu soo gaba gabeeyay hishiis lagu soo afjarayo colaadda mudada u dhaxaysa beelo wada daga gobollada Nugal iyo Sool ee Puntland

Read More »

[Puntland] Koox hubaysan ayaa laba qof ku dishay [Gaalkacayo]

0 Visits: 467 | Saturday November 14, 2015 - 22:46:14
Ugu yaraan labo ruux ayaa ku geeriyootay weerar ay maanta kooxo hubaysan ku qaadeen mid kamid ah xarumo dhawaan maamulka gobolka Mudug uu kala wereegay dad shacab ah oo ku taala xarunta gobolka Mudug ee Gaalkacyo.

Read More »

Ganacsade Caan ah oo Jabuuti ku Geeriyooday

0 Visits: 536 | Saturday November 14, 2015 - 20:42:01
Alla How naxariistii waxa Geeriyooday Ganacsade Ibraahim Cabdi Kaahin oo loo yaqaanay Ibraahim dheere.

Read More »

[Somaliland] Is baahaysi Shir ku qabtay Hargaysa [Daawo Muuqaal]

0 Visits: 463 | Saturday November 14, 2015 - 20:15:41
Garabkii Mucaaradka ahaa ee qaadacay Doorashadii Xisbiga Kulmiye ee Somaliland ayaa Maanta Hargaysa ku qabtay Kulan.

Read More »

[Badhan] Masaajid weyn oo la daah Furay [Sawiro]

0 Visits: 754 | Saturday November 14, 2015 - 04:54:23
Dadka ku dhaqan Degmada Badhan ee G.Sanaag ayaa soo dhaweeyay furitaanka Masaajidka Al-Nuur ee Badhan

Read More »

[Puntland] G.Baarlamaanka oo Casumay Xubnaha Golaha wakiilada

0 Visits: 499 | Saturday November 14, 2015 - 03:24:30
(Garowe Galgalanews) Gudoomiyaha Golaha wakiilada PL Axmed Cali Xaashi ayaa Qado u Samaynaya Maalinta barri ah Xubnaha Baarlamaanka PL

Read More »

Shirkadda SOMTEL maxay is bedel ku soo kordhisay deegaanada Puntland?

0 Visits: 527 | Saturday November 14, 2015 - 02:51:26
Shirkadda isgaarsiinta ee Somtel oo ka mid ah shirkadda loogu isticmaalka badan yahay xaga isgaarsiinta ee Somalia, ayaa kasbatay malaayiin macaamiil ah oo adeegyadeeda si aad ah u isticmaala, waxaana arintan ay ka dambeysay kadib markii shirkada ay soo kordhisay adeeg isgaarsiineed oo casri ah kaasoo…

Read More »

Baaris 46 -Ruux oo ku Dhimatay Weerar & Aduunka oo si gala gadisan uga hadlay

0 Visits: 343 | Saturday November 14, 2015 - 02:02:41
Weerar aan cidina sheegan ilaa haatan ayaa lama meelood ka dhacay Caasimada Dalka Faransiiska ee Baaris, mid ka mid ah ayaa ka dhacay Garoon kubada lagu Ciyaaro oo aad u Buuxay waxana wakhtigaasi Joogay Madaxweyne Francois Hollande

Read More »

[Maraykanka oo Dilay Jihadi John] & Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya

0 Visits: 407 | Saturday November 14, 2015 - 01:56:41
Dowladda Mareykanka ayaa ku kalsoon in Jihadi John lagu dilay duqeyntii diyaradaha aan duuliyaha laheyn ah ka geysteen magaalada Raqqa ee dalka Suuriya. Col. Steve Warren ayaa sheegay in weerarkii khamiista ee Raqqa uu u dhacay bartilmaameedka loogu talagalay, laakiin ay wakhti qaadan doonto in si rasmi…

Read More »

Maraykanka Laamaha Amaanka oo Hakiyay [Wariye Somaliya loo Musaafurin lahaa]

0 Visits: 498 | Friday November 13, 2015 - 04:51:59
(Washington Galgalanews) Waaxda Ammaanka Gudaha ee Maraykanka(D.H.S)ayaa laashay qorshe lagu doonayey in lagu soo masaafuriyo Nin Soomaali oo Hay'adda FBI-da iskaashi kala yeelatay Baaritaanno la xiriira La-dagaalanka Argagixisadda. Ninkaasi oo lagu magacaabo Saciid Muuse Daahir ayaa waxaa in ka…

Read More »

[Puntland] Isbedel intee leg Buu Gaadhay Boolisku [Daawo Waraysi]

0 Visits: 475 | Friday November 13, 2015 - 03:35:38
Isbadal balaaran ayaa ku yimi Ciidanka Booliska Dawladda Puntland ka dib markii Madaxweynaha Dawladda Puntland uu taliyaha Ciidanka Booliska Puntland u magacaabay Janaraal Cabdirisaaq Afguduud.

Read More »

[Odayaasha Habar Yoonis] Maxay ka Yiraahdeen Xiisadii Magaalada Ceerigaabo [Daawo Waraysi]

0 Visits: 571 | Friday November 13, 2015 - 03:30:14
Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar Oo Ka Hadlay Dagaalada Iyo Rabshadaha CEERIGAABO Xukumaddana Ku Eedeyay

Read More »

Galgala TV