Wararka

[Puntland] Khilaafka Al-Shabaabka Galgala & Magacyada ragii hogaaminyay Weerarkii Bali-khadar

0 Visits: 1751 | Saturday June 02, 2018 - 07:13:18
Puntland:-(Warbixin Dheer) Ciidamada bada Puntland ayaa caawa la soo weeraray laba Jiho ayaa laga soo weeraray, Saldhigoodii Bali-khadar, Sida Xog sheegayso, Ciidamadu aad bay uga Dayacnaayeen dhanka Wardoonka. In kastoo khasaaraha aan la shaacin laakiin labada dhinacba Guul bay sheegan- sida warku…

Read More »

SSB oo telefoon ku waraysatay Garaad Cali

0 Visits: 674 | Friday June 01, 2018 - 00:31:30
Ururka SSB ee abaabulka & isku xidhka Jaaliyadaha Maakhir ayaa telefoon ku waraystay Garaad Cal ciid oo ka mid ah Duubabka dhaqanka Somaliyed Gaar ahaan PL

Read More »

[Buuhuudle] oo Garab taagan Camey [Daawo]

0 Visits: 402 | Friday June 01, 2018 - 00:29:01
Madaxweyne ku xigeenka PL oo ay weheliyaan Xildhibaano, & Wasiiro ayaa gaadhay Buuhuudle waxana uu kala kulmay soo dhawyn wanaagsan isaga oo xusay inay tani tusaale wanaagsan u tahay sida loogu diyaar garoobay xoraynta Gobolka Sool.

Read More »

Siciid Xasan Shire oo Dubai olale Siyaasadeed ka bilaabay

0 Visits: 466 | Monday May 14, 2018 - 07:01:40
Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka PL Siciid X Shire ayaa Magaalada Dubai kula shiraya Jaaliyada & Ganacsada PL ee dalkaasi degen waxana uu bilaabay olaalihiisa Doorashada 2019-

Read More »

Puntland & Wakiilka UN-ku Maxay ka wada hadleen

0 Visits: 233 | Sunday May 13, 2018 - 05:24:54
Garowe :- Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta oo ay taarikhdu tahay 12 May 2018 waxaa uu xafiiskiisa Kulan kula qaatey Wakiilka xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobey Danjire Michael Keating. Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kulanka uu maanta laqaatey Danjire Michael…

Read More »

Jamac Feyte oo Maraykanka ka shaaciyay inuu yahay Musharax Puntland [Waraysi Muuqaal]

0 Visits: 2347 | Sunday May 13, 2018 - 03:53:35
.Jaamac Ayaanle Feyte oo ah saxafi/siyaasi ruugcadaa ah, kana soo jeeda gobolka Sanaag ayaa ku dhawaaqay inuu musharax u yahay kursiga ugu sareeya dowlad goboleedka Puntland.

Read More »

Al-Ictisaamka Puntland oo Riixaya [Coll Asad Diyaano]

0 Visits: 607 | Friday May 11, 2018 - 09:59:29
Doorashada Puntland sanadkan waxa qoobka la soo galay Al-Ictisaam oo horay loo oran jiray Al-Itixaad markii liiska Argagxisada lagu daray u Guuray Magaca Al-Iticsaam ayaa doonaya inay kaalin weyn ku sheegayaan Doorashada

Read More »

Juuq La'aanta Puntland & Fara-galinta [Somaliland]

0 Visits: 536 | Friday May 11, 2018 - 09:43:44
Somaliland ayaa Saraakiil ciidan u dirtay Tuka-raq oo ah Dhulka Puntland Maamuusho waxana gaadhay Taliyaha Ciidamada Somaliland Nuux Taani, waxa uu dadka deegaanka u sheegay inay aaminaan Somalilandernimada isla markaana dadku Somaliland yihiin

Read More »

[Puntland & Mudo-kordhin]

0 Visits: 727 | Friday May 11, 2018 - 09:38:50
Mudo-kordhin... Madaxweynaha Puntland Dr Abdiweli M Ali Gaas oo Xafiiskiisa inta uu Joogayaa ay u hadhsan-tahay 8-Bilood ayaa olole xoogan ugu jira inuu Sameeyo Mudo-kordhin xukuumadiisa loo sameeyay oo aan la cayiman inta ay gaadhsiisantahay walow wararka qaar sheegayaa Mudo Sanad ah.

Read More »

[FARMAAJO] OO LAGA TAAGEERAY BORLANGE (MUUQAAL)

0 Visits: 277 | Sunday February 19, 2017 - 21:56:42
Magaaladda Borlange ee dalka sweden ayaa ka mid ah magaalooyinka ay degan yihiin soomaali aad u baddan kuwasoo mar kasta la socda xaaladaha wadanka soomaliya. Munaasabad ay isugu yimaadeen soomalida degan Borlange ayaay taageero iyo hambalyo xoog leh ugu direen Madaxweynaha Cusub ee Soomaliya loo doortay…

Read More »

[Sanaag] Qurba Joog Dhaliishay Xukuumada [Daawo]

0 Visits: 572 | Sunday February 05, 2017 - 09:22:56
Qurbojoogta Ka Soo Jeeda Galbeedka Sanaag Oo Xukuumada Dhaliilo Usoo Jeediyey Baaq Culusna Diray.

Read More »

Muuse Biixi oo ka hadlay Aqoonta Prof Gees [Daawo]

0 Visits: 1167 | Sunday January 29, 2017 - 03:26:33
Muuse Biixi Cabdi Musharax Madaxtinimo ee Xisbiga Kulmiye ayaa ka hadlay Minaasibad lagu soo bandhiyay Buug uu qoray Prof Siciid Maxamed Gees oo ah Nin Sooyaalka Taariikheed ee Caalamka aad wax uga qora

Read More »

[Somaliland] Prof Gees oo Hargaisa ku soo Bandhigay Buug ka hadlaya Soo-yaalka Taariikheed ee [Somaliland]

0 Visits: 543 | Sunday January 29, 2017 - 03:14:07
Prof: Maxamed Siciid Gees,ayaa buug uu qoray oo lagu magacaabo Dharaaro Xusuustood, lagu soo bandhigay Magaalada Hargeysa. Buugan waxa daabacday shirkadda daabacadaha ee casriga ah ee Asal.buuga dharaaro xusuustood pro gees Buugan oo ka waramaya marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay Somaliland,…

Read More »

[Puntland] Madaxweyne ku Xigeenka Puntland oo Arrin Dow ah ka hadlay [Daawo Waraysi]

0 Visits: 702 | Friday January 27, 2017 - 07:47:21
Madaxweyne ku Xigeenka PL C/xakiin Xaaji Cumar Camey ayaa ka hadlay arrimo bada oo Doorashada, & la xidhiidha Abaaraha dalka. Wuxuu sheegay in uu Xamar tegay balse aanu Ilmayn markii uu arkay in dalka ay haystaan Ajaanib, wuxuu sheegay inuu Calool Xumaad ka qaaday Markii uu Arkay in Madaxweynaha Somaliya…

Read More »

[Sheekh Faroole] oo ka hadlay Doorashada Aqalka Sare [Daawo]

0 Visits: 459 | Monday January 23, 2017 - 02:01:20
Dr Faroole Madaxweynihii Hore ee PL haatan ah Mudane ka tirsan aqalka Sare ee Somliya ayaa rayigiisa ka dhiibtay markii la doortay Gudoomiyaha aqalka sare ee Somaliya Wuxuu Faroole sheegay in Aqalkan Sare uu Somali u leeyahay Muhiimad Gaar ah isla markaana aan la eegin oo kaliya qofka la doortay ee…

Read More »

Cabdi Xaashi oo loo doortay Gudoomiyaha Aqalka Sare

0 Visits: 216 | Monday January 23, 2017 - 01:55:04
abdi Xaashi Cabdullaahi ayaa loo doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Barlamanka Federaalka Somalia, kadib coday Xildhibaanadu ka sameeyeen magaalada Muqdishu. Kursiga Gudoomiyaha Golaha aqalka sare oo ay u tartamay Labo Murashax oo lagu kala magacaabo Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Mustaf Maxa'ed…

Read More »

Murashax Farole oo Muqdishu ka dagay

0 Visits: 225 | Saturday January 21, 2017 - 13:51:25
MUQDISHU, Somalia- Murashaxa Madaxweynaha dowladda Federalka Somalia, Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamud Farole, ayaa goordhaweyd ka dagay magaalada Muqdishu Caasumadda Somalia, halkaasoo ah goobta ay ka dhacayso doorashada Madaxweynaha. Mas'uuliyiin iyo bulshada ku dhaqan caasumadda Somalia ayaa…

Read More »

Saacid Shirdoon oo weli Xamar rajo-ka qaba!!

0 Visits: 269 | Friday January 20, 2017 - 04:45:13
Raisalwasaarihii Mooshinka xilka looga qaaday Saacid Faarx Shirdoon ayaa ka soo dhex muuqday Shir Magaalada Kampala ay ku yeesheen is baahaysiga uu Dr Faroole hogaaminayo ee dalka Somaliya raba inay Madaxda Sare ka noqdaan.

Read More »

"[Faroole]" Xamar oo 40 Qofi Joogaan baan ku Noolaan Jiray" [Waraysi]

0 Visits: 285 | Friday January 20, 2017 - 04:37:08
C/raxmaan Faroole Madaxweynihii hore ee PL ahna Mudane ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya wuxuu Waraysi ku Bixiyay Magaalada Nairobi isaga oo la hadlay Wariye Mohamed Yemani oo ka tirsan STN TV Faroole wuxuu sheegay in Dalka hogaankiisa inuu qabtay ay Sahal tahay marka loo eego Sida uu Aqoon…

Read More »

"Shariif Axmed Madaxweynaha Dalku waa Aniga"

0 Visits: 220 | Friday January 20, 2017 - 04:34:35
Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa sheegey in madaxweynaha soo socda uu isaga yahay, hubana in 100% uu guuleysan doono.

Read More »

Galgala TV