Wararka

London:- Madaxweyne China oo la Kulmay RW David Cameron [+Sawiro]

0 Visits: 414 | Friday October 23, 2015 - 01:48:46
(London-Galgalanews) Madaxweynaha dalka Chine Xi Jinping & Xaaskiisa Peng Liyuan ayaa Booqasho ku Jooga Dalka Britain waxana ay la Kulmeen Madaxda dalkaasi oo uu ugu Horeeyo Raisalwasaaraha UK David Cameron

Read More »

South Suudaan oo Abaar ayaa loo Dhimanayaa

0 Visits: 389 | Friday October 23, 2015 - 01:37:53
(Juba-South Sudan-Galgalanews) Hay'addaha Gargaar ee Q.M Hoos taga ayaa si wada Jir ah u soo saaray Bayaan ay kaga hadlayaan Gaajo Ba'an oo ka Jirta Dalka Dagaaladu Aafeeyeen ee Juba Suudaan.

Read More »

Sweden nin Iskuul Weeraray oo isna la Toogtay [Sawiro]

0 Visits: 415 | Friday October 23, 2015 - 01:26:17
(Trollhattan-Galgalanews) Nin Madaxa soo duubtay ayaa weeraray Iskuul Magaalada Trollhattan ee dalka Sweden Arday & Macalin ayaa Dhaawacmay

Read More »

[ Xagla-Toosiye] oo iska Sharaxay Somaliland Muuqaal

0 Visits: 580 | Friday October 23, 2015 - 00:04:05
(Hargaysa Somaliland) Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Aar' Xagla-Toosiye" ayaa Magaalada Hargaysa loogu qabtay Xaflad lagu taageerayo.

Read More »

Puntland:- Q.M oo eedaysay [Warbixin]

0 Visits: 731 | Thursday October 22, 2015 - 04:58:35
Warbixin hay'ada Qaramada midoobey u qabislanla socodka arrimaha Somalia iyo Eritrea soo saartey [SMEG]20October,2015ayaa ku eedeysay Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamad Cali Gaasinuu ku guuldareystey dhameystirka dagaalka lagula jiro Al-Shabaab halka uu indhaha ka qarsadey iibintashatiyada…

Read More »

[Faallo] Bilowgii Mashruucii Galgala 2005-

0 Visits: 860 | Tuesday October 20, 2015 - 21:52:25
Dhibaatada ka taagan buuraha Calmadow ee Maakhir waxa asaaskeedu ahaa sed bursi. 2005-tii ayaa Cadde Muuse oo ahaa madaxweynaha maamul goboleedka Puntland go'aansaday inuu macdanta lagu tuhunsanyahay iney ku jirto buuraha Majeyahan la soo baxo,isagoon latashi iyo wargelin midna siin dadka deggan…

Read More »

[Daawo] M.Siilaanyo oo Hargaysa tegay & Dareenkiisa ku Xeeran Doorashada

0 Visits: 592 | Tuesday October 20, 2015 - 20:01:42
(Hargaysa-Galgalanews) Madaxweynaha Maamulka Somaliland oo Safar ugu maqana Wadmaada UAE iyo Ireland Markii Garoonka Hargaysa lagu soo dhaweeyay hadal uu jeediyay ayuu kaga hadlay Doorashooyinka & Shirka Golaha Dhexe ee kulmiye.

Read More »

Ruusha oo Duqayn ku Dilay 45 Ruux Syria

0 Visits: 427 | Tuesday October 20, 2015 - 19:37:41
(Wakaaladaha Wararka +Galgalanews) Ruushka ayaa Gantaalo cirka laga soo Tuuray ku Dilay 45 Ruux Woqooyi Galbeed ee dalka Syria

Read More »

Xisbiga Mucaaradka Dalka Canada oo Doorashadii ku Guulaysay

0 Visits: 433 | Tuesday October 20, 2015 - 19:26:00
(Toronto Galgalanews) Xisbiga Mucaaradka ah ee Liberal-ka ayaa ku Guulaystay Doorashadii Dalka Canada'waxnaa Hogaaminayay Doorashada Mr Trudeau oo 43-Sano Jir ah waxana dhalay Raisalwasaarihii Hore ee dalkaasi ee Geeriyooday Minister Pierre

Read More »

[Muuqaal] Magaalo Maraykanka ka tirsan oo Boolisku xidhay Nin hamburg Cunayay

0 Visits: 481 | Tuesday October 20, 2015 - 19:11:04
(Wakaaladaha Wararka +Galgalanews) Booliska Magaalada Austin ee Xarunta Gobolka TX ayaa xidhay Nin Baabuurkiisa ku dhex jiray Gacantana ku haytsya Hamburger uu rabay inuu ku Casheeyo.

Read More »

Puntland:- Madaxweynaha oo Fasaxay Saraakiishii Somaliland laga qabtay [DHEGAYSO]

0 Visits: 765 | Tuesday October 20, 2015 - 04:50:16
(Badhan Galgalanews) Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamuud Ismaciil Ciyoon ayaa laanta VOA-da u sheegay in Sii daynta Saraakiishii Somaliland laga qabtay Fasaxa laga sii daayay uu ka Yimi Madaxweynaha PL

Read More »

Nuxurka ka soo baxay Shirkii Muqdisho

0 Visits: 529 | Tuesday October 20, 2015 - 04:39:21
Kulankii uga furmey xerada Xalane ee magaalada Muqdishu madaxda dowlada Federaalka Somalia iyo maamulada Somalida 19 October,2015 islamarkaana ay goob joog ahaayeen beesha caalamka ayaa waxaa lagu soo bandhigey Afar qodob -

Read More »

Nin Eritrean oo lagu dilay Israel

0 Visits: 464 | Tuesday October 20, 2015 - 04:25:42
Nin Dhalashadiisa lagu Sheegay Eritrean ayaa lagu Dilay Israel ka dib markii ay Garaaceen Dad ka Cadhaysan qarax ka dhacay Meel basaska laga Raaco Magaalada la Yiraahdo Beersheba

Read More »

Beeldaaje Cabaas oo Bosaso Lagu Soo Dhaweeyay [Sawiro]

0 Visits: 741 | Monday October 19, 2015 - 04:59:47
Magaaladda Boosaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa Maanta Lagu soo dhaweeyay Beeldaaje Cali Nuur (Bunjeceel) Oo Kamid Ah Waxgaradka Reer Puntland.

Read More »

Merkel oo booqatay Turkiga

0 Visits: 462 | Monday October 19, 2015 - 04:55:04
Hoggaamiyaha Jarmalka, Angela Merkel, oo booqatay Turkiga, ayaa wadahadalo la yeelatay madaxda dalkaasi. Merkel, waxay sheegtay in wada hadalladu ay ku saabsanaayeen sidii culayska loola qaybsan lahaa Turkey-ga, iyada oo qirtay cadaadiska Turkey-ga ka haysta martigelinta laba milyan oo qaxooti reer…

Read More »

Qoorsheel oo la Kulmay Odayaal [Sawiro]

0 Visits: 917 | Monday October 19, 2015 - 02:58:50
Guddiga Jaaliyada Maakhir ee Minneapolis ayaa Kulan Quraac ah la qaatay waxana Kulankaasi ahaa mid is waraysi ah oo kala Waraaqadasho ah.

Read More »

Puntland oo Sii daysay Xubnihii Somaliland laga qabtay DHEGAYSO

0 Visits: 801 | Monday October 19, 2015 - 00:05:35
(Galgalanews-Badhan) Sida aanu warkayagii Hore ku Sheegnay Maamulka ayaa qabtay Saraakiil ka socoda Laanta Diiiwaangalinta Doorashooyinka Somaliland uuna ka mid ahaa Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Gobolkaasi.

Read More »

[Galaydh] oo Reer Sanaag Shaati kale u xidhay

0 Visits: 1223 | Sunday October 18, 2015 - 19:26:00
(Galgalanews-Muqdisho) Maalmahan waxa soo baxayay Warbaahintana laga dheehanayay Kulamo & Xildhibaano sheegaya inay rabaan in Maamul Madax-banaan loo dhiso Gobolada Dariska ah ee Sanaag & Sool.

Read More »

Cadami oo ka hadlay Dhaawacii Taliyihii Somaliland

0 Visits: 738 | Sunday October 18, 2015 - 19:16:11
Wasiirka Wasaaradda Gaashaan-dhigga Somaliland Md. Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa ka war-bixiyay sida uu u dhaawacmay Taliyaha Ciidanka Aagga Badhan Kabtan Yaasiin Cismaan Saalax (Guray) oo ku ku dhaawacmay dorraad Jaamacadda Magaalada Badhan ka dib markii ay ku dhacday rasaas ka qaraxday ilaaladiisii…

Read More »

[Deg Deg] Puntland oo Hakisay Diiwaangalintii Somaliland ee G.Sanaag

0 Visits: 761 | Sunday October 18, 2015 - 19:02:14
(Galgalanews-Ceerigaabo) Sida wararku nagu soo gaadhayaan Maamulka Puntland ayaa hakiyay Gacanatana ku dhigay Diiwaangalintii Doorashooyinka Somaliland Shaqo ka waday Gobolka Sanaag.

Read More »

Galgala TV