Wararka

Sheekh Faroole oo Abuuray Isgaashaanbuuraysi Siyaasadeed [Muuqaal]

0 Visits: 177 | Saturday January 14, 2017 - 17:40:31
NAIROBI, Kenya- Afar murashax oo kamid ah mas'uuliyiinta u taagan xilka Madaxweynaha dowladda Federaalka Somalia, ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray shir ay ku yeesheen magaalada Kampala ee dalka Uganda oo ay uga hadlayeen doorashooyinka dalka

Read More »

[Golis & Ictisaam oo isku Milmay]

0 Visits: 209 | Saturday January 14, 2017 - 17:21:52
Shirkada Golis oo Cunaha haysay Shacabka PL ayaa Baqadin ay ka qabto Shirkada Isgaarsiinta ee Somtel & Dahabshiil oo Mataano ah Shaqaalaheedii qaar shaqo dhimis ku Samaysay.

Read More »

[Puntland oo taageeray] Doorashada Eng Siciid Ciid

0 Visits: 581 | Saturday January 07, 2017 - 05:31:11
Baarlamaanka laga soo doorto Gobolada PL ayaa taageeray Doorashada Gudoomiyaha Koowaad ee Baarlamaanka Somaliya oo uu isu soo sharaxay Eng Siciid Xuseen Ciid oo ahaa Wasiirkii Xanaanada Xoolaha ee Xukuumada RW Cumar Sharmaake

Read More »

[Gen Cabdisamad]" Wadani & Kulmiye toona Kuma Biirin" Laakiin Si Fiican baa Hargaisa lagu qaabilay" [DHEGAYSO]

0 Visits: 774 | Tuesday January 03, 2017 - 01:30:21
HARGEYSA, Somaliland- Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland Cabdisamad Cali Shire oo ku sugan magaalo madaxda dowlada Somaliland ee Hargeysa ayaa beeniyey warar lagu qorey Baraha Internet-ka kuwa soo sheegayey inuu wadahadal siyaasadeed la yeeshey madaxda xisbiga mucaaradka ah ee Wadani.

Read More »

[Gaalkacayo] oo yeelanaysa Boolis isku dhaf ah

0 Visits: 160 | Monday January 02, 2017 - 04:16:58
Madaxweynaha maamulka Puntland iyo kan Galmudug ayaa maanta mar kale heshiis ka kooban saddex qodob uga dhawaaqey magaalada Muqdisho. Heshiiska waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Raysalwasaare Cumar Cabdirashiid iyo ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya…

Read More »

[Puntland] G.Baarlamaanka oo ku lug le Shirweynaha Somaliland ee [Hadaaftimo]

0 Visits: 1735 | Sunday January 01, 2017 - 00:14:36
(Hadaaftimo Galgalanews.net) Somaliland ayaa daba ka riixaysa Shirweyne ay doonayaan inay ku soo xera-galiyaan dadka Gobolka Sanaag waxana loo balanansan-yahay Horaanta Sanadka Cusub ee curtay 2017

Read More »

AKHRISO: Emailka Feysal Waraabe oo la jabsaday lagana helay Sir Yaab iyo Lama filaan ku noqotay Shacabka S/land

0 Visits: 657 | Saturday December 31, 2016 - 05:39:23
Saxaafada Somalida ayaa heshay Emailo sir ah oo ay isdhaafsadeen Faysal Cali Waraabe iyo saraakiil ajaanib ah. Emailadan ayaa la helay kadib markii la jabsaday ciwaankii uu isticmaalayay tan iyo sanadkii 2009-kii. Qoraalada la helay waxaa ku jira fariin ay isweydaarsanayaan Feysal Cali Waraabe iyo nin…

Read More »

[Puntland] Urur Siyaasi ah oo Baaq u diray Madaxda Puntland [Akhri]

0 Visits: 356 | Sunday December 25, 2016 - 18:05:50
Ururka rajo soo celinta Puntland oo ah Urur Siyaasi ah oo Fadhigiisu-yahay Qurbaha wuxuu si adag u canbaaraynayaa Dialka & Shirqoolka lagu hayo Madaxda Amaanka ee Puntland,waxaan u aragnaa dilalkaasi kuwa Qorshaysan oo ay fulinayaan kooxo Nabad diid ah oo doonaya inay Gobolka Foodo & Amaan daro ka Abuuraan.

Read More »

[Akhri] Mowqfika Cusub ee Siyaasiyiinta Woqooyigu ka iska taageen Saamiga Qaybsiga Aqalka Sare [Warbixin]

0 Visits: 1638 | Friday December 23, 2016 - 21:54:52
Kulan ay isugu yimaadeen magaalada Muqdisho Siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobolada Waqooyi ayaa waxay mowqif cad ka istaageen arrinta Aqalka sare ee saami qeybsiga beelaha waqooyi ama Somaliland, iyagoo sii cusleeyay khilaafkii iyo is qab qabsiga markii hore ka taagnaa xubnaha Aqalka sare.

Read More »

Farole oo taageeray digniintii Beesha Caalamka kana hadlay arrimo xasaasi ah [DAAWO+DHAGAYSO]

0 Visits: 300 | Friday December 23, 2016 - 13:15:57
Murashaxa Madaxweynaha Somalia ahna Xildhibaan katirsan Aqalka Sare ee Barlamanka Somalia, Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Farole, ayaa taageeray digniintii dhawaan kasoo baxday beesha caalamka ee ku aadanayd doorashada Somalia iyo musuq-maasuqa hareeyay sida lagu sheegay war-saxaafadeed…

Read More »

[Garaad Cali] " Sanaag & Sool Anaga u Talina" (Muuqaal)

0 Visits: 897 | Friday December 23, 2016 - 03:48:20
Garaad Cali Ciid Garaadka Guud ee Beelaha Sanaag, & Sool ayaa Beeniyay inay wax kala Socdeen Shirkii Somaliland & Kooxdii Cali Khaliif ku dhex maray Adis-Ababa Ethiopia

Read More »

Puntland:- Guddiga Khilaafka oo Joojiyay Ergooyin [Warbixin]

0 Visits: 239 | Tuesday November 01, 2016 - 23:18:29
(Garowe- Puntlandsun.com) Guddiga Khilaafaadka Madax-banaan ee Doorashooyinka Somaliya ayaa Hakiyay Ergooyinka Dooranaya Baarlamaanka Somaliya qaybta ay PL ku yeelanyso Markii ay soo baxeen Cabashooyin badan oo Beeluhu soo saareen.

Read More »

Taariikhda Magaalada Dhahar [ Muuqaal]

0 Visits: 554 | Tuesday November 01, 2016 - 03:57:05
Taariikhda Magaalada Dhahar ee Gobolka Hayland

Read More »

Puntland Yey Dulmane u tahay ? WQ.Eng. Daahir Abshir Faarax Jeer

0 Visits: 233 | Tuesday November 01, 2016 - 03:43:16
Intaan su'aashan jawaabteeda uguda galin aan wax yar ku nasto oo tooshka la dul tago hordhac yar oo ku saabsan meesha laga rabay Puntland inay joogto manta. Dowlada puntland waa 18 sano jir aan joogin meeshii laga rabay manta midaas oo ka markhaati kacaysa dib u dhaca ku yimi horumarkii iyo dowladnimo…

Read More »

[Ex-G.Siciid Xasan Shire] oo Safar Siyaasadeed ku Jooga Dubai

0 Visits: 1075 | Wednesday October 26, 2016 - 08:58:15
Gudoomiyihii Hore ee Baarlamaanka PL Siciid Xasan Shire ayaa laba Todobaad ku Sugan Isu-taga Imaaradka Carabta halkaasi oo warraka qaar sheegayaan inuu kula kulmay Siyaasiyiin & Ganacsato Reer PL

Read More »

Sh. Faroole oo Xasan ugu Baaqay inuu Fara-Galiyo Xaalada Mudug

0 Visits: 422 | Wednesday October 26, 2016 - 08:53:32
C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamud Faroole Madaxweynihii hore ee Puntland ayaa ugu baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh inuu soo fara geliyo dagaalka ka socda Gaalkacyo, isla markaana uu yimaado, si loo soo afjaro colaada daba-dheeraatay ee ka jirta magaalada

Read More »

[Puntland] M.weynaha oo is Jilicsan uga hadlay Colaada Mudug [Muuqaal]

0 Visits: 366 | Wednesday October 26, 2016 - 08:46:36
Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Cali Gaas, ayaa maanta kasoo dagay magaalada Bosaso xarunta gobolka Bari, kadib safar qaatay 9 casho oo ku tagay waddamada Imaaraadka iyo Ethiopia. Mas'uuliyiin katirsan xukuumadda, maamulka gobolka iyo degmada Bosaso, ayaa soo dhaweyn u sameeyay isagoo ka hadlay…

Read More »

[Puntland] Kal-fadhigii Baarlamaanka oo baaqday & Baaq la soo saaray [DHEGAYSO]

0 Visits: 340 | Wednesday October 26, 2016 - 08:44:10
Waxaa maanta baaqday Kalfadhiga dastuuriga ah 38aad ee Barlamanka Puntland, kaasoo qorshuhu ahaa inuu 25 bishan furmo, balse Xildhibaanada ayaa saaka tagay hoolka oo xiran, waxayna warbaahinta uga warameen arrimaha sababay. Qaar kamid ah mudanayaasha Barlamanka, ayaa qorshahan ku eedeeyay madaxweynaha…

Read More »

[Caasha Cabdalla]" Suldaan Siciid Yaan lagu Halayn Reer Sanaag" [ Muuqaal]

0 Visits: 833 | Wednesday October 26, 2016 - 08:36:25
Caasha Axmed Cabdalla Xildhibaanad hore ayaa Magaalada Xamar Shir ay ku qabtay ku sheegtay in PL oo Kaashanaysa Suldaan Siciid C/salaam ay marin Habaabiyen Xildhibaanadii aqalka Sare ee G.Sanaag

Read More »

RW Cumar oo isu-sharaxay madaxweynaha Somalia

0 Visits: 533 | Monday September 05, 2016 - 13:07:29
Ra'isal wasaaraha dowladda Federalka Somalia Cumar Cabdirashiid Cali Sharmake ayaa maanta ku dhawaaqay inuu yahay murashax u taagan xilka madaxweynaha dalka.

Read More »

Galgala TV