Wararka

[Suldaan Siciid C/salaan"] Qoyskiisa ayuu Baarlamaanka u xulaa"[Daawo Waraysi Mustafe Janagale]

0 Visits: 3010 | Monday September 05, 2016 - 03:14:33
Aqoonyahan Mustafe Janagale ayaa Waraysi dheer oo laga qaaday kaga hadlay Doorashada Somaliya ee dhawaan la filaayo inay qabsoonto & Baarlamaanka Somaliya cida Xaq u leh inay soo xusho.

Read More »

Obama: Cadaaladda ayaa la horkeenayaa dadkii ka dambeeyay afgembigii Turkiga

0 Visits: 235 | Monday September 05, 2016 - 02:54:43
Obama: Cadaaladda ayaa la horkeenayaa dadkii ka dambeeyay afgembigii Turkiga

Read More »

Gen Qaybdiid oo ka digay colaad Gaalkacayo

0 Visits: 505 | Monday August 29, 2016 - 05:42:42
Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdi-Xasan Cawaale qaybdiid ayaa ka digay colaad dib uga soo curata Magaalada Gaalkacayo ka dib Safar uu ku tegay Magaalada dhawaan

Read More »

Puntland oo Gaadiid cusub oo ku sii jeeday Deegaanada Galmudug gacanta ku dhigay

0 Visits: 909 | Monday August 29, 2016 - 05:39:18
Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen illaa 4 Gaadiid ah oo ka soo dagay Dekedda Magaalada Boosaaso kuna sii jeeday deegaanada Maamulka Galmudug.

Read More »

Dib u milicso ballanqaadkii madaxweyne Gaas ee Nov, 2013

0 Visits: 302 | Monday August 29, 2016 - 05:25:56
Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, ayaa hogaanka Puntland loo doortay horraantii sannadkii 2014 doorasho ka dhacday magaalo madaxda Puntland ee Garowe, wuxuuna waqtigii uu loollanka ku jiray sameeyay ballanqaadyo kala duwan oo badankood waxba ka hirgalin. Arrimaha sida aadka ah madaxweyne Gaas waqtigaasi…

Read More »

[Daawo Khudbadii] Wasiirka Cusub ee W.Arrimaha Gudaha SL

0 Visits: 283 | Monday August 29, 2016 - 05:20:26
Wasiirka cusub ee Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Faratoor ayaa sheegay inuu wax-badan ku soo kordhinayo Wasaarada isla markaana uu xooga saarayo,

Read More »

[Muuqaal] Muuse Biixi Cabdi oo Sidii Looga Bartey Hadalo Dhaliila Ujeediyey Saxaafada

0 Visits: 223 | Monday August 29, 2016 - 05:17:52
Halkan hoose ka daawo Khudbadii uu Xil-wareejintii Wasaaradaha Arrimaha Gudaha ka jeediyay Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Ahna Musharaxa ah M.weyne Muuse Biixi Cabdi

Read More »

[Garaad Cali] oo ka hadlay Shirkii Sama-wade ee Puntland [Muuqaal]

0 Visits: 1494 | Wednesday August 24, 2016 - 06:53:05
Garaadka Guud ee Beelaha Sanaag C/laahi Cali Ciid aya Furay Shirweynaha Beelaha Garaad- Yuusuf oo ka Furmay Degmada Habar-Shiro

Read More »

[DHEGAYSO] dayactirka buundooyinka afgooye ilaa wanle weyn

0 Visits: 248 | Wednesday August 24, 2016 - 05:42:45
DHEGAYSO, Dayactir lagu sameeyay Buundooyin Somaliya ah waxana Barnaamijkan noo soodiray madasha Midaynta Somaliyeed.

Read More »

Puntland :-[Siyaasi Siciid Xasan Shire] oo Tacsi u diray Ugaas C/laahi Ciise Nuur

0 Visits: 472 | Monday August 22, 2016 - 05:02:29
(Bosaso- Galgalanews) Afhayeenkii Hore ee Baarlamaanka PL Siciid Xasan Shire oo Magaalada Bosaaso ku Sugan ayaa Tacsi u diray ehelkii & Qarabaadii uu ka baxay Ugaas C/laahi Ciise Nuur oo ka mid ahaa dhaqanka Somaliyeed Gaar ahaan kuwa Gobolka Sool

Read More »

[Boocame] Puntland & Khaatumo' Somaliland oo ka wada-qaybgalay Aaskii Ugaas C/laahi [Daawo]

0 Visits: 1287 | Monday August 22, 2016 - 04:55:37
Ugaas C/laahi Ciise Nuur oo ka mid ahaa Dubabka Gobola Sool & Magaalada Boocame ayaa aas qaran loogu sameeyay Magaalada Boocame waxana ka qayb galay Isimada Gobola & Booqor Burhaan sidoo kale Madaxweyne ku xigeenka PL C/xakiim Xaaji Cumar camay ayaa isna ka qayb galay

Read More »

[Somaliland] Khudbadii M.Siilaanyo ee Gobolka Sool [Daawo]

0 Visits: 512 | Monday August 22, 2016 - 04:49:40
Daawo Khudbadii Madaxweynaha Somaliland markii uu Gaadhay Gobolka Sool,

Read More »

[Daawo] G/ Cirro oo Yiri"[Cali Khaliif ha isu Sharaxo Baarlamaanka Somaliland'

0 Visits: 543 | Monday August 22, 2016 - 04:42:23
G.Waddani ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland C/raxmaan Cirro ayaa ka hadlay sida uu u arko wadda-hadalka Khatumo iyo Somaliland Isaga oo Cali Khaliif ugu baaqay in aanu ka biqin in uu isu Sharaxo Baarlamaanka iyo Meel kasta oo Siyaasadeed"

Read More »

[Somaliland] " W. Arrimaha Gudaha G.Sool Diiwan-galintu waa qabsoomaysaa"[Daawo]

0 Visits: 340 | Monday August 22, 2016 - 04:37:54
Wasiirka Cusub ee arrimaha Gudaha Somaliland ayaa ka hadlay Gobolka Sool isaga oo Jooga inay Doorashada & diiwaangalintuba ka qabsoomayso Gobolka Sool.

Read More »

[ DHEGAYSO] Xeer-ilaaliyaha Guud ee Somaliya oo Amray in la soo Xidho dadkii Cuntada Dhacday keenay Muqdisho

0 Visits: 211 | Monday August 22, 2016 - 04:08:38
Xeer-ilaaliyaha Somaliya ayaa amray in laamaha Amaanku soo qabtaan oo Sharciga hor-keenaan Ganacsadii Raashinka dhacay keentay Magaalada Muisho.

Read More »

[DHEGAYSO] Hordhac Aragtidii Abwaanada

0 Visits: 241 | Monday August 22, 2016 - 04:05:30
Barnaamijkan wuxuu ku saabsanyahay Aragtida Abwaanada waxana laga sii daayay Madasha Midnimada Somaliyeed.

Read More »

[DHEGAYSO] Gabadh Somaliyeed oo Si Qiira leh uga hadashay Xafladii Xamar

0 Visits: 303 | Monday August 22, 2016 - 03:39:06
Golaha Midnimada Somaliyeed' ayaa Codka na soo Gaadhsiiyay' waana Gabadh Somaliyeed oo Xafladii Buugta ee Muqdisho'

Read More »

Warancade oo Ethiopia loo bedelay

0 Visits: 505 | Monday August 15, 2016 - 05:40:44
Madaxweynaha Somaliland ayaa Cali Warancade u Magcaabay Safiirka Somaliland ee Ethiopia,waxana Wasiiradii Arrimaha Gudaha loo magcaabay Masuul Cusub oo Reer Sool ah.

Read More »

[Khaatumo] Xubnaha ay ka Heshay Isbedelka Cusub ee Somaliland [Akhriso]

0 Visits: 1609 | Monday August 15, 2016 - 05:22:33
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud ayaa Magcaabay Wasiiro cusub & Taliyaal ciidan waxana aad looga dhex arkaa xubno cusub oo Siyaasada ku soo Biiray. Madaxweyne Siilaanyo ayaa Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland u magcaabay Masuul cusub oo Reer Sool ah.

Read More »

[Somaliland] Wasiiradii oo isbedel lagu Sameeyay [Akhriso]

0 Visits: 626 | Monday August 15, 2016 - 04:54:52
Madaxweynaha Somaliland ayaa Magcaabay Wasiiro Cusub halka kuwa kale uu xilka ka qaaday Sidoo kale taliyaal Ciidan' Gudoomiyaal Gobol , Agaasimayaal Guud ayuu Magcaabay.

Read More »

Galgala TV