Wararka

[Riyada Reer Sanaag] Allow Run uga Dhig!!

0 Visits: 3213 | Sunday May 15, 2016 - 21:46:30
Gobolka Sanaag waxa looga dhawaaqay Maamul lagu sheegay" Maamulka Woqooyi Bari Somalia" waxana Madaxweyne KMG ah loo doortay Wasiirkii Hore ee Qorshaynta & Xidhiidhka Caalamiga ah Cali Axmed Faatax

Read More »

[Ceerigaabo] Musharax C/raxmaan Dhoore ayaa la soo dhaweeyay [Muuqaal]

0 Visits: 850 | Sunday May 15, 2016 - 21:34:54
Ceerigaabo:-(Galgalanews) Musharax C/raxmaan Dhoore oo ka sharaxan Golaha wakiilada Gobolka Sanaag ee garabka Xisbiga Kulmiye ayaa gaadhay Caasimada Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo

Read More »

[ Daawo] Aaskii Qaran ee Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle.

0 Visits: 1013 | Thursday May 12, 2016 - 03:52:20
Allaha U naxariistee Waxaa Galabta Galinkii Dambe Lagu Aasay Qubuuro Kuyaala Degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgduud Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle Ugaas Cali Ugaaskii Sade ee Galgaduud. Ugaaska oo Maalmo kooban Meyd bari ahaa, ayaa saaka laga duuliyay Magaalada Muqdisho oo uu dhawaan ku geeriyooday,…

Read More »

[C/raxmaan Cirro] oo Gaadhay minneapolis [Daawo Khudbadihii]

0 Visits: 573 | Thursday May 12, 2016 - 03:26:52
Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland,ahna Gudoomiyaha xisbiga waddani C/raxmaan Cirro ayaa gaadhay Magaalada minneapolis

Read More »

[Puntland] Coll Af-Guduud Muxuu Eersaday xil-ka qaadistiisa!!

0 Visits: 1538 | Wednesday May 11, 2016 - 03:46:20
wararka aanu helayno ayaa sheegaya in Madaxweynaha PL uu Saluugsan-yahay Shaqada Taliyaha Booliska PL oo ah taariikhda inta la xasuusto Taliyihii ugu wax-qaabdka wanaagsanaa.

Read More »

[Puntland] oo Madaxdii Makiinada Lacagta Bosaaso u diraysa Aqalka Sare [Warbixin]

0 Visits: 1122 | Wednesday May 11, 2016 - 03:29:52
Puntland ayaa la daalaa dhacaysa Sicir bararka Dhaqaalaha Doolarka oo kor u kacay taasina wax sababtay Makiinada Lacagta Daabacada ee Bosaaso ka furan

Read More »

[Hayland] G.Baarlamaanka oo la Dhaleeceeyay [Muuqaal]

0 Visits: 833 | Wednesday May 11, 2016 - 02:32:00
Odayaasha & waxgaradka Gobolka Hayland ayaa shir ku qabtay Magaalada Dhahar iyada oo dhaliilay Wasiirka Maaliyada PL

Read More »

[JABUUTI] Shariif Axmed oo arkay Dr Faroole

0 Visits: 650 | Tuesday May 10, 2016 - 03:44:55
Madaxweynihii hore ee Somaliya Shariif Sh.Axmed ayaa hotelkiisa uu Jabuuti ka degen-yahay ku booqday M.hore ee PL ahna Musharax Madaxtinimada Somaliya.

Read More »

[Puntland] Maxamuud Xayir oo tegay Bosaaso

0 Visits: 575 | Tuesday May 10, 2016 - 03:37:52
Wasiir ku xigeenka Maaliyada Dowlada Somaliya Maxamuud Xayir ayaa tegay Magaalada Bosaaso ee xarunta G.Bari

Read More »

Britain: Soomaali Loo Doortay Gole Deegaan

0 Visits: 472 | Tuesday May 10, 2016 - 03:23:38
Xaafadda Moss Side ee magaalada Manchester oo ay ku badan yihiin dadka Soomaaliyeed ayaa markii ugu horaysay qof Soomaali ah oo ka tirsan xsbiga Labour-ka ama Shaqaalaha ee dalka Biritan u doortay in uu noqdo Xildhibaanka Golaha Deegaanka ee Moss Side.

Read More »

Yasin Ducale Nagama Tirsana [GalgalaNews.com]

0 Visits: 1021 | Monday May 09, 2016 - 02:04:29
Maamulka & Shaqaalaha GalgalaNews waxay iska Fogaynayaa in aaun ka mid ahayn qorayaasha & Howladeenada Mareegta GalgalaNews Yasin Ducaale

Read More »

[Puntland] oo ka Digtay Daacish [Waraysi]

0 Visits: 508 | Friday May 06, 2016 - 04:29:38
Dawladda Soomaaliya ayaa toddobaadkan sheegtay inay burburisay xarun ay mintidiin ka tirsan ururka Daacish ay ku tababarayeen oo ku taalla nawaaxiga Jannaale ee Gobolka Shabeellda Hoose

Read More »

[Puntland] Waa Kuma Afdalow [Yaase Abaabulay Murankii Bosaaso]

0 Visits: 1693 | Friday May 06, 2016 - 03:58:14
Taliyaha Maleeshiya Beeleedka Birmadka Cismaan Afdalow oo ka mid ah raga colaada iyo kicinta ka waday ilaa xiligii Faroole dadka ugu badan ee lagu laayey shirqoolada masuulka ka ahaa ayaa weli wada qorshayaal qalqal iyo iska horkeen beelaha Gobolka Bari. Wuxuu si gaar ah ubartilmaameedsanayaa beelaha…

Read More »

Puntland:- Wasiirka Amniga oo La dhaawacay

0 Visits: 380 | Friday May 06, 2016 - 03:52:25
Wasiirka Amaanka PL Cabdi Xirsi Qarjab ayaa dhaawac lugta ahi ka soo Gaadhay ka dib markii ay rasaas is waydaarseen Ciidamo ay kala wateen Taliyaha Booliska PL Coll C/saaq Af-Guduud, iyo Taliyaha Birmadka Cismaan Xasan Afdalow

Read More »

Waddo xarigga laga jaray magalada Bosaso[Sawiro]

0 Visits: 648 | Monday May 02, 2016 - 01:23:08
Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo weheliyaan wufuudda maanta soo gaartay magalada Bosaso xarunta gobolka Bari iyo maamulka degmada ayaa xarigga ka jaray waddo laami ah oo laga hirgaliyay magaaladaasi

Read More »

[Golaha Gaadh-haye] oo la hadlay Jaaliyada Woqooyiga Maraykanka

0 Visits: 879 | Monday May 02, 2016 - 00:39:11
Shir dhanka telefoonka ah oo la soo galiyay Saraakiishii & Odayaashii Golaha Gaadh-haye ee Gobolka Sanaag ayaa qabsoomay Maanta oo Sabti ah.

Read More »

[Obama] oo Africom u Magcaabay Taliye Cusub oo bedela kii hore [Akhri Taariikhdiisa]

0 Visits: 381 | Sunday May 01, 2016 - 06:59:05
Madaxweynaha Maraykanka ayaa Magcaabay General Thomas Waldhauser inuu noqdo Ninka hogaamindoona Ciidamada Dalka Maraykanka ka Jooga Africa ee loo yaqaan Africom'

Read More »

[Bosaaso] M.Cabdiweli Gaas oo Soo Gurya Noqday +Sawiro

0 Visits: 502 | Sunday May 01, 2016 - 06:43:26
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo safar shaqo ugu maqnaa waddamada Ethiopia iyo Sucuudi Carabiya ayaa maanta 30-April-2016 dalka dib ugu soo laabtay waxaana siweyn loogu soo dhoweeyey magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

Read More »

[Puntland] Mr Galan oo Khudbad ja Jeediyay Carmo [Sawiro]

0 Visits: 1369 | Sunday May 01, 2016 - 06:37:09
Hogaamiyaha sare Kacdoonka Beelaha Bari ee marka magaca la soo gaabiyo loo yaqaan KBB Mudane, Cabdisamad Maxamed Galan ayaa saakay aroortii si diiran loogu soo dhaweeyey Deegaanka Degmada Carmo

Read More »

Somaliland oo ka hadashay gaari ay ku wareejisay Puntland

0 Visits: 594 | Sunday May 01, 2016 - 06:25:22
Saraakiil katirsan wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland, ayaa xubno katirsan wasaaradda arrimaha gudaha Puntland si rasmi ah ugu wareejiyey gaariga madaxweyne-ku-xigeenka Puntland oo dhawaan ninkii wadaha ka ahaa ula soo galay ciidanka Somaliland ee jiidaha bariga ku sugan. Gaarigaan oo noociisu yahay…

Read More »

Galgala TV