Latest Story

Colonel Shoot died in Bosaso

September 8, 2010
By Admin
Colonel Shoot died in Bosaso

The crisis of economic city of Puntland Bosaso are increasing day after day each nigh one to two persons shoot died in the city, with out no reasons, innocent people lose their selves every night, the most targeted people are educators, businessmen, teachers and key figures of the community, Col Ahmed Hasan Haji allies...
Read more »

Hayland oo Dhulka Ku Jiiday Bari Koobkiina Qaaday

September 8, 2010
By Axmed Muuse Dheere
Hayland oo Dhulka Ku Jiiday Bari  Koobkiina Qaaday

Dhahar:-Kadib heshiis dhexdhexaadin dhexmartay Tarmtamaaysa Gobolka Haylaan iyo warbaahinta Horseed iyo shirkada Telecom ayaa waxaa tartamayaasha gobolku ay go’aansadeen in tartanka ay dib ugu laabtaan iyaga oo sheegay in ay isku kalsoonyihiin tartanka ay si xoog leh usii wadayaan.
Read more »

Raisalwasaare Buunfalo oo Xildhibaano la Kulmay

September 8, 2010
By Somali
Raisalwasaare Buunfalo oo Xildhibaano la Kulmay

Cumar C/Rashiid Cali Sharmaake oo Sheegta inuu yahay Raisalwasaaraha Somaliya ayaa waxa soo Food saaray Culays ah in La Tuuro oo Cod  ay u qaadaan Baarlamaanka Tirada badan ee TFG, ka dib markii lagu eedeeyay Dawladiisa oo Guulo wax ku Ool ah soo Hooyn Wayday, Warka aanu helayno ayaa sheegaya inuu Maanta Magaalada Nairobi...
Read more »

Maakhir:-Jaah Wareerka Isimadu Ma Bilow-Baa ?

September 8, 2010
By Juuj
Maakhir:-Jaah Wareerka Isimadu Ma Bilow-Baa ?

Garaad C/laahi Cali Ciid wuxuu ka midyahay isimadii ugu dambeeyey oo kusoo biirey deegaanada Maakhir, waxaana rag uu isaga ka midyahay caleema saarey Col. C/laahi Yuusuf. Garaad C/laahi Cali Ciid ayaa waxaa loo caleema saarey laba sababood. Mid waxay ahayd sidii loo furfuri lahaa isimada beelweynta Warsangali, saldanada guudna loo jahwareerin lahaa, iyo mida...
Read more »

Shirkii Masiibooyinka iyo Kobac Aqoonta oo Nairobi ka Furmay

September 8, 2010
By Axmed Muuse Dheere
Shirkii Masiibooyinka iyo Kobac Aqoonta oo Nairobi ka Furmay

Shirkani loogahadlayo musiibooyinka iyo waxbarashada ayaa waxaa manta uu kafurmay wadanka Kenya gaar ahaan hotelka Silver Spring ee magaalada Nairobi, waxaana shirkaasi furay madaxweynaha wadanka Kenya Mr. Moway Kibaki iyo wasiirkiisa barnaamijyada gaarka ah waxaana shirkani sooqaban qaabiyay hayad caalami ah oo lagumagacaabo ActionAid International.
Read more »

Raali Galin Akhristayaasha

September 8, 2010
By Admin
Raali Galin Akhristayaasha

Dhamaan waxaanu Raali Galinaynaa Macaamiisha Boggan GalGalanews anaga oo Mudo Kooban Hawada ka Maqnayn, Sababa la xidhiidha Cilad dhanka Farsamada ah, Bogga GalGala ayaa Lagu Bartay  Dhex Dhexaadnimo ayaa Mar labaad inleh Soo dhawaada
Read more »

Somali Public Radio:-Waraysi Coll Kaysi [Dhegayso]

September 6, 2010
By Somali
Somali Public Radio:-Waraysi Coll Kaysi [Dhegayso]

Waraysi ay la yeelatay Warbaahinta SPR Taliyaha Guutada Ismaaciil Mire ee Jabhada Badbaadada SSC oo caawa u waramay idaacada SPR ayaa uga warbixiyey khilaafkii dhawaan la xaliyey ee isaga iyo ururka SSC, isla markaana sheegay in ay in aanu wax qilaaf ah dhexdooda jirin. Col. Keyse. Halkan ka Dhagayso    Wareysi2
Read more »

Somali president fires top commanders

September 6, 2010
By Axmed Muuse Dheere
Somali president fires top commanders

Somalia’s President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed has fired military chief General Mohamed Gelle Kahiye along with several other top military and police commanders.
Read more »

Shariif oo Xilkii ka Qaaday Taliye Sarre

September 6, 2010
By Somali
Shariif oo Xilkii ka Qaaday Taliye Sarre

Waxa xilkii laga qaaday Taliyihii Millteryga Dawlada Somaliya Maxamed Geele Kaahiya kaasi oo Madaxwayne Shariif uu ku Sameeyay Xilka qaadis Maanta Goor dhowayd, Lama sheegin Sababta xilka Looga qaaday Hase yeeshee Press TV oo ah Warbaahin Caalami ah ayaa soo xiganaysa Ruux Xafiiska Madaxwaynaha ka Tirsan oo sheegaya in Kaydkii  Hubka ee Dawlada Somaliya...
Read more »

Canbuujaha oo Gal Gala Saaran ayaa Dagaal ka socdaa

September 6, 2010
By Juuj
Canbuujaha oo Gal Gala Saaran ayaa Dagaal ka socdaa

War hada soo dhacay ayaa Tibaaxaya in Meesha lagu Magcaabo Canbuujaha oo Galgala u Jirta Wax yar uu dagaal ka Fool  Faloo ahi ka socdo,waxana la sheegayaan Khasaare Hordhac ah oo laga Helay dhanka PL, Khasaarahaasi ayaa Ornaya in Gaadhi 3-F- ah oo Qoriga Shilkuhu Saaranyahay Laga Gubay dhanka Puntland Waxana saarraa ilaa 12-...
Read more »

GalGala Afar Duqayn ku Dhimatay

September 6, 2010
By Axmed Muuse Dheere
GalGala Afar Duqayn ku Dhimatay

Wararka aanu ka helayno deegaanka Galbeedka bari Gaar ahaan GalGala ayaa sheegaya in Xalay Saq dhexe Hoobiyaal Lagu Garaacay Meel ay Saldhig ku Laaheeyeen Ciidamada Asha’la dirirka ah ee laga soo daad Guureeyay Mudug  iyo Nugaal kuwaasi oo iska Caabin xoogan Kala Kulmay Ciidamada Ilaalinta Shidaalka ee Maxamed Atam.
Read more »

Garowe:-From refugee to a leader in war-torn Somalia

September 6, 2010
By Somali
Garowe:-From refugee to a leader in war-torn Somalia

Somali-Australian Issa Farah (second from right) with (from left) daughter Bishaaro, 5, wife Anna-Marie Treeweeke, and youngest daughter Bilan, 3. Photo: Supplied by Joan Powling
Read more »

Faah Faahin Dilkii Dhoonge

September 5, 2010
By Juuj
Faah Faahin Dilkii Dhoonge

Faah Faahin Hordhac ah ayaa laga Helayaa dilkii Axmed Hasan Haaji oo Dhoonge loo Yaqaan, Waxa la dilay xili uu ku Sugnaa Boosh Qodax halkaasi oo uu ku lahaa Saldhig uu ka duulo, Alla Naxariistii ha Geeyee Dhoonge wuxuu ahaa in  badan Hor Gal u ahaa Ciidamada Huwanta ah ee Garoowe Lacagta laga siiyo...
Read more »

Baaq Isbedeldoon

September 5, 2010
By Axmed Muuse Dheere
Baaq Isbedeldoon

Markaanu aragnay marxalidihii wada xumaa ee somaliya ku jirtey tan iyo intii la assaasay dowladda somaliyeed,taasoo ah 50 sanadood, oo intaba ay rag ka talinayeen somalia,
Read more »

Dhoonge oo Lagu Toogtay Boosaaso.

September 5, 2010
By Somali
Dhoonge oo Lagu Toogtay Boosaaso.

Sarkaal sare oo ka tirsanaan jiray Maamulka Puntland ayaa caawa fiidkii lagu toogtay gudaha magaalada boosaaaso, Sarkaal kan oo kasoo shaqeeyey qaybo badan oo kamid ah degmada Boosaaso ee maamulka Puntland xilaal kala duwana kasoo qabtay,
Read more »

Disappointed with president Farole of Puntland

September 5, 2010
By Juuj
Disappointed with president Farole of Puntland

The current president of Puntland (PL) Mr. A. M. Farole has come to power nearly two years ago with fanfare excitement and high expectations from people in Puntland and other Somalis who had all the right reasons to believe in the new president and possibilities for him to make some positive impacts for his...
Read more »

Aadan Siiro Aabaha SNM-ta oo Sheekh ku Qadhaabta

September 4, 2010
By Somali
Aadan Siiro Aabaha SNM-ta oo Sheekh ku Qadhaabta

Adan Siiro oo ka jeediya masaajid ku yaala  Magaalada Hargaysa Khudbadaha Jimcaha ayaa had iyo jeer wuxuu  ku caaya maytida ama dadka dhintay gaar ahaan madaxdii Daaroodka  isaga oo haba yraatee wax ka sheegin soona hadal qaadin  kuwo ay isku qabiilka yihiin deriskana  ka yihiin Xaafadaha  Hargaysa . Siiro oo ka hadlaayey Maxamed Cali Samatar oo...
Read more »

Burco Dad loo Xagliyay Al-Shabaab oo la Qabtay

September 4, 2010
By Juuj
Burco Dad loo Xagliyay Al-Shabaab oo la Qabtay

Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer Hoos timaada ayaa la sheegay in la qabtay dad loo xaglinayo inay xidhiidh Hoosaad la Leeyihiin Ururka Nabad diidka ah ee ka Dagaalamaya Koonfurta Somaliya, Gudoomiyaha Togdheer ee dhawaan Silaanyo Magcaabay ayaa BBC-da u sheegay inay qabteen dhowr Ruux oo looga Shakiyay Amaan daro.
Read more »

Wasiir ka Habaabay Shaqadiisii !!!

September 4, 2010
By Axmed Muuse Dheere
Wasiir ka Habaabay Shaqadiisii !!!

Wasiirka Warfaafinta   Puntland   C/xakiin Maxamed  Guuleed ayaa la soo Baxay   Wacdaro ah Inuu Taalabadiisa ka dheereeyo, isaga oo aad  Moodid inuu Ka  Boodsiisanyahay Shaqadiisa loo  Idmaday, C/Xakiin  Maxamed Guuleed ayaa Faroole  Wasiir Kula  Kufay   isaga oo Dalka Kenya u Yimi Siminaar iyo Shaqo Raadis kale.
Read more »

Bosaaso:-Suxufi Racfaan dib Loogu Furay

September 4, 2010
By Axmed Muuse Dheere
Bosaaso:-Suxufi  Racfaan dib Loogu Furay

C/Fataax   Jaamac  Mire oo ahaa agaasimihii  Horseed Media ayaa Maxkamada Rafcaanka   Maanta Sabti ah la Hor Keenay  isaga oo ay Garab ka Taaganyihiin Askar  Badan, Agaasimaha ayaa la xidhay ka dib markii uu Waraystay  Maxamed  Atam oo  la sheegay  inay Puntland  siyaasadIsku hayaan iyo Arimo la xidhiidha  Shidaalka Buuraha Galbeedka  Bari ku  Jira.
Read more »

Press Release in Sheekh Shariif

September 4, 2010
By Admin
Press  Release in Sheekh Shariif

(Mogadishu, Somalia September 1, 2010) Sharif Sheikh Ahmed, President of Somalia, spoke today in the capital city of Mogadishu on the Draft Constitution that has been presented by the Independent Federal Constitutional Commission. In his statement to the media, the president noted that “drafting a constitution for a new Somalia is a solemn national...
Read more »

Ansixinta Dastuurka Qabyada ah waxaGo’aan ka Gaadhi kara Hay’adda KMG

September 4, 2010
By Somali
Ansixinta Dastuurka Qabyada ah waxaGo’aan ka Gaadhi kara Hay’adda KMG

(Muqdisho, Soomaaliya September 4, 2010, Madaxweyne Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa maanta ka hadlay Dastuurka qabyada ah ee uu soo bandhigay Guddiga Federaalka Dastuuriga ah ee Madaxabannaan.
Read more »

Tacsi

September 4, 2010
By Somali
Tacsi

Tacsi: Inaa lilaahi wa inaa Ilayhu raajicuun waxaa taariikhdu markay ahay 3/8/2010— /24/Ramadan/1431  ku geeriyooday Xarunta Kenya ee Nairobi, Alle ha u naxariisto Sadiiq Maxamed Xaaji Cabdi. waxaan eebe uga baryaynaa in uu unaxariisto una waa siciiyo qabrigiisa oo uga dhigo beer kamida beeraha Janada: Aamiin Aamiin Aamiin> Kuli nafsin daa’iqatil mawt.Tacsidaan waxaa diraya...
Read more »

Hanbalyo Ahmed Shaakir Cawil

September 4, 2010
By Admin

Gabi ahaanba dadka hoos ku qoran waxay halkan Hambalyo iyo Bogaadin uga dirayaan Mudane: Axmed-Shaakir Cawil  Jaamac oo wiil ugu dhashey Magaalada Laascaanood 30/8/2010 wiilkaasna waxaa loo bixiyey (Anas Axmed Shaakir), Anasoow noqo kii anfaca dalka, dadka iyo diintaba Aaamiin.
Read more »

Majiyahan Cutub Ciidamo ah ayaa Gaadhay

September 3, 2010
By Juuj
Majiyahan Cutub Ciidamo ah ayaa Gaadhay

Ilo wareed aan wali la shaacin ayaa sheegaya in Garab ka mid ah Ciidamo taageersan Maxamed Atam ay Fadhiisin xoogan ka Abuurteen Buuraha Majiyahan,Warka aanu helayno ayaa sheegaya in Ciidamadaasi ay  Toos uga amar qaataan Maxamed Sicid Atam, Qof reer Guuraa ah oo Nala hadlay ayaa sheegaya in Ay arkeen Ciidamo Gaadhaya  1000,, oo...
Read more »

Madaxda TFG oo Dastuurka isku Khilaafay

September 3, 2010
By Somali
Madaxda  TFG oo Dastuurka isku Khilaafay

Waxaa mad madow uu soo kala dhexgalay madaxda sare ee dowladda KMG ah ee Soomaaliya, gaar ahaan Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’iisal Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke Khilaafka ayaa la sheegayaa inuu ka dhashay dastuurka cusub qabyada ah ee dhowaan ay xukuumaddu soo bandhigtay.
Read more »

Tullow Oil And African Oil To Jointly Explore

September 3, 2010
By Axmed Muuse Dheere
Tullow Oil And African Oil To Jointly Explore

September 2, 2010 (AOI – TSXV) … Africa Oil Corp. (“Africa Oil” or “the Company”) is pleased to report
Read more »

[Qormada Maanta] Sheekh Atam Maxaa Xal ah?

September 3, 2010
By Juuj
[Qormada Maanta] Sheekh Atam Maxaa Xal ah?

Shiikhow, horta nabad. Ka dib, dagaalka galgala sidaad iiga war roontahay laba bilood in ka badan ayuu socday. Dhibaatadiisa faraha badan sida dhimashada, dhaawaca, barakaca, hanti lumista iyo silicyadiisa  kale ee dagaal dabada ku wato iyadana adaa iiga warroon. Inkastoo sida hadda u muuqata aad cadowgii idin soo weerary jebiseen, haddana markaad u sii...
Read more »

IMF iyo Banka Aduunka oo Bakistaan Taageeraya

September 2, 2010
By Juuj
IMF iyo Banka Aduunka oo Bakistaan Taageeraya

Bankiga aduunka iyo Hay’addaha Lacagta Caalamka ee IMF ayaa siwada Jir ah u shaaciyay inay Taageerayaan Dalka Bakistaan oo ay ka dhaceen Daad Harqiyay Dad badan oo dalkaasi ku  Noolaa, Sidoo kale Hay’adda Bisha Cas ayaa sheegtay inay Dalka Bakistaan dadkiisu u baahan Yihiin Kaalmo Bini’adannimo oo deg deg ah si Loo Sama Tabixiyo...
Read more »

Hamas among intractable issues in Mideast talks

September 2, 2010
By Somali
Hamas among intractable issues in Mideast talks

To relaunch Middle East peace talks on Thursday, the Israeli and Palestinian leaders and their American mediators quietly agreed to push aside the question of Hamas — the Islamic militant group that controls one of the two Palestinian territories and rejects negotiations.
Read more »

Hayland”Dhismaheeda Waxa lag Xidhay Colaada GalGala

September 2, 2010
By Juuj
Hayland”Dhismaheeda Waxa lag Xidhay Colaada GalGala

Wasiiru Dawlaha Maamul Wanaaga ee Maamulka Puntland Maxamed Faarah Gaashaan ayaa isaga oo ku Sugan degmada Buurtinle u sheegay Warbaahinta inaanay Wakhtigan Miiska u Saarayn in Dhisme Gole deegaanka iyo Heer Gobol Loo Dhamaystiro Gobolka Hayland ee dhawaan Faroole Dib u Magcaabay.
Read more »

Xildhibaan eedeeyay UNDP

September 2, 2010
By Juuj
Xildhibaan eedeeyay UNDP

Xildhibaano  ka tirsan Baarlamaanka Dawlada Somaliya ayaa Maanta ku Shiray Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Xarunta Madaxtooyada, Kulanka xildhibaanad ayaa waxa diirada lagu Saarayay sidii Loo dhaliilahaa Dawlada Cumar C/rashiid oo Noqtay sida ay sheegeen Mid Fadhiidh ah.
Read more »

Hanbalyo Dhalasho

September 2, 2010
By Axmed Muuse Dheere
Hanbalyo Dhalasho

~HAMBALYO DHALASHO~} KORNAYL MAXAMED JAAMAC MAXAMUUD ( INADHAYARE ) IYO SHUKRI CALI BAL BAL OO WIIL UGU DHASHAY MAGAALADA BADHAN
Read more »

Maxaa Galgala Loogu Hoobanayaa?

September 1, 2010
By Admin
Maxaa Galgala Loogu Hoobanayaa?

Waa imisa tirada dadka ku nafwaayey Galgala? Dhaawacuse waa intee? Inta dhimatay, intee ayaan 18 sano gaadhin?Aabayaasha iyo hooyooyinka dhintay, dowladdu caawima ma u fidineysaa agoontey ka tageen?  Inta dhaawacantay, intee 18 jir ka yar? Kuwa dhaawacmay, daryeelkooda caafimaad dowladdu ma xil qaadeysaa? kuwa dhaawacmay, dowladdu gargaar dhaqaale ma u fidineysaa? Kuwa curyaamay, dowladda...
Read more »

UN Under-Secretary-General for Political and Dr. Augustine Mahiga Arrive in Mogadishu

September 1, 2010
By Juuj
UN Under-Secretary-General for Political and Dr. Augustine Mahiga Arrive in Mogadishu

(Mogadishu, Somalia, September 1, 2010) A high powered UN delegation led by the United Nations Under-Secretary-General for Political Affairs, B. Lynn Pascoe arrived in Mogadishu today and met with President Sharif Sheikh Ahmed.
Read more »

Faroole”Atam Iskama Celinkaro Ethiopia”ayaan u duulayaa”

September 1, 2010
By Axmed Muuse Dheere
Faroole”Atam Iskama Celinkaro Ethiopia”ayaan u duulayaa”

Madaxwaynaha Maamulkii la Oran Jiray PL Balse haatan u Xuub siibtay Woqooyi Bari Somaliya Caasimadiisuna tahay Garoowe ayaa la sheegay inuu u duulay Adis-Ababa halkaasi oo u Raadsaday Kaalmo Hub dhaqaale lagu Riixo Ciidamada Deegaanka Galbeedka Bari ee uu Maamulo Maxamed Atam.
Read more »

Xingalool Macalimiin Ayaa Gaadhay [Daawo Sawiro]

September 1, 2010
By Admin
Xingalool Macalimiin Ayaa Gaadhay [Daawo Sawiro]

Waxaa Degmada Xingalool ee gobolka Haylaan soo gaadhay dufcadii ugu horreysey oo ka mid ah tiro macalimiin ah oo kasoo qalin jabiyey jaamacada Camuud University ee magaalada Boorama ee gobolka Awdal kuwaas oo kadib laba sano oo ay ku jireen waxbarasho iyo dadaal dheer dib usoo guryo noqdey.
Read more »

Wariye Gaalkacayo Lagu dilay War Deg Deg ah

August 31, 2010
By Axmed Muuse Dheere
Wariye Gaalkacayo Lagu dilay  War Deg Deg ah

Alla Naxariistii ha Geeyee waxa ladilay Caawa Wariye C/laahi Omar Geedi oo ka Tirsanaa Warbaahinta Daljir ee Magaalada Gaalkacayo, warka aanu helayno ayaa sheegaya in Dilka Wariyahaasi aan la aqoon Cid ka danbaysay Marka laga Reebo Kooxo Madaxa Soo Duubtay oo Dilkaasi Fuliyay, Warbaahinta Daljira ayaan u Dirayaan Tacsi Tiiraanyo leh oo ku aadan...
Read more »

SHirwayne Maakhir East Africa Ogaysiis– Ogaysiis

August 31, 2010
By Axmed Muuse Dheere
SHirwayne Maakhir East Africa Ogaysiis– Ogaysiis

Waxa Dhawaan Waxa La qabandoonaan Shirka  oo ay isugu Yimaadaan Jaliyada Maakhir ee East Africa SHirkaasi ayaa ka dhacaya Dalka Kenya Gaar ahaan Nairobi, waxana looga hadlayaa Arimo badan oo ay ka Mid tahay isku xidhnaanshaha Bulshada Balaadhan ee Deegaanka kuwooda Qurbaha Jooga
Read more »

Dhismaha Maakhir University oo la Taageeray

August 31, 2010
By Juuj
Dhismaha Maakhir University oo la Taageeray

Ganacsade Haydh tuulo oo ka mida Madaxda ugu sarsaraysa Ganacsatada Maamulka Dowlada Puntland ayaa sheegay inuu Diyaar u yahay Harumarka dalka gaar ahaan Arrimaha bulshada ee Waxbarashada,Cafimaadka iyoguud ahaan Wixii dalka iyo dadka sumcad u ah inuu siwayn u soo dhoweynayo garabna siinayo,Waxaa uu Hanbalyo u diray Ururada Waxbarashada ee Reer Maakhir iyo Waxgaradka...
Read more »

Liiska Wiilashii ku Dhintay GalGala [Source]

August 30, 2010
By Axmed Muuse Dheere
Liiska Wiilashii ku Dhintay GalGala [Source]

Warar Faah faahsan ayaa laga helayaa dagaalkii Maanta ilaa xalay Galinkii danbe ka socda Deegaanka GalGala Gaar ahaan Meesha lagu Magcaabo ‘Kala Noqod’ oo dhanka Galbeedk ka xigta Magaalada GalGala, warka aanu helayno ayaa sheegaya in Ciidankii Maanta ee dhimashada badan soo Gaadhay ay ahaayeen kuwa uu Watay W/Xigeenka Cabdi Jamaal oo ah Nin...
Read more »

Puntland iyo Guatanemo Bay [Warbixin]

August 30, 2010
By Somali
Puntland iyo Guatanemo Bay [Warbixin]

Warar aanu Modo Baadhaynay ayaan ku Ogaanay in Saldhig Ciidan oo la Mataanaynayo Kan USA ay ku xidho Kooxaha Xagjirka ay u Yaqaaniin ee Islaamka  ayaa laga Hir Galiyay Magaalada Qow ee Saaran Badda Cas, Ilo Lagu Kalsoonyahay ayaa sheegaya inay Puntland arinkaasi ay si Hoose u dhaqan Galinayso.
Read more »

War Deg Deg ah:-Dagaal GalGala

August 30, 2010
By Axmed Muuse Dheere
War Deg Deg ah:-Dagaal GalGala

Wararka hada naga soo Gaadhaya Magaalada ayaa sheegaya in dagaal Xalay Saqdii dhex Curtay uu wali socdo kaasi oo  Dhinacyo badan ka socda, Xidhiidh aanu la samayan Bosaaso ayaa la sheegay in dhawaac Fara badan la Keenay Halka dadka GalGala ay sheegayaan in Mayd Gaadhaya 12-Ruux Gudaha Degmada la soo Gaadhsiiyay.
Read more »

Atam oo Guul Sheegtay

August 29, 2010
By Juuj
Atam oo Guul Sheegtay

Maxamed Siciid Atam oo Hormuud u ah Ciidamada ka soo Horjeeda kuwa Puntland ayaa Waraysi Dheer Siiyay VOA-da waxana uu ka hadlay inay Gubeen ilaa 5-Gaadhi Maalmihi ugu danbeeyay waxa uu qeexay inay Saldhigii PISta ee Galbeedka Bari ay la wareegeen oo ay Gaadhi Jeemis ah Ka Gubeen Isaga oo ku Sugan Gudaha GalGala.
Read more »

Maqaal:-Reer Maakhirow Maya Waa Diidnay Miyaanaan Waajib u Lahayn

August 29, 2010
By Admin
Maqaal:-Reer Maakhirow Maya Waa Diidnay Miyaanaan Waajib u Lahayn

Sida la wada ogyahay dadkii rayidka ahaa ee reer Galgala waa wada qaxooti dulsaar ku ah magaalooyin iyo tuulooyin kale. Dadka reer galgala oo ah bulsho ku caan baxday shaqo jacayl iyo xirfad beereed, waxay ka dhigeen buuraha ay degaan beero khayraadkooda bari oo dhan laga manfaacsado. Laakiin sannadkan hawshii dhabar jabka ahayd ee...
Read more »

Gabay Qarniga

August 29, 2010
By Admin

qarniga maanta joogana dadkii qaafil waa yahay e qabyo baa lagu jiraa dunidan oo layska qabanwaaye
Read more »

Dhahar:-Caaqil Saxardiid oo BBC-da u Waramay

August 28, 2010
By Juuj
Dhahar:-Caaqil Saxardiid oo BBC-da u Waramay

Caaqil Saxar Diid Cali Dhawaaq oo ku Sugan Magaalada Dhahar ee Caasimada Hayland ayaa Waraysi Siiyay BBC-da Laanteeda Af-Somaliga, Caaqilka ayaa Xusay in Dagaalkii ka dhacay GalGala uu ahaa mid Saamayn Wayn ku Yeeshay Dadkii deegaanka oo ay bara kaceen iyo Beerihii oo lagubay sidoo kale waxa uu Cadeeyay in Rasaastii lays Waydaarsanayay ay...
Read more »

Garoowe:-Xog Sheegaysa Dhaawac Culus Tuuta Wayne

August 28, 2010
By Somali
Garoowe:-Xog Sheegaysa Dhaawac Culus Tuuta Wayne

Warar aanu ka helayno ilo xog ogaal ah oo ku sugan dalka Imaaraadka Carabta ayaa sheegaya in Taliyihii Ciidamada Daraawiishta Puntland Gen, Siciid Cabdi Faarax (Tuutaweyne) oo ku soo dhaawacmey dagaaladii Galgala ku dhexmaray Ciidamada Puntland iyo kuwa Maxamed Siciid Atam loo duuliyey magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta.
Read more »

Faroole”GalGala Garaac”Koonfur Colaada ka Daaya

August 28, 2010
By Somali
Faroole”GalGala Garaac”Koonfur Colaada ka Daaya

Garaad cabdulaahi cali ciid oo ka mid ah garaadada ku dhaqan Deegaanada puntland ayaa sheegay inay tahay wax lala yaabo qaxyada iyo dagaalada ka socanaya magaalada muqdisho Iyadoo ah bil ramadaan loona baahnaa inay dadka muslimiintaa ay is xaqdhowraan waxa uuna ku tilmaamay dagaalada xariirka ah ee ka dhacay muqdisho mid nasiib dar ah...
Read more »

Hayland oo Cidla Dirtay Karkaar Tartankii Ramadaanka

August 28, 2010
By Axmed Muuse Dheere
Hayland oo Cidla Dirtay Karkaar Tartankii Ramadaanka

Waxaa caawa barnaamijka Tartan Aqooneedka Bisha Ramadaan sanadweliba ay qabato warbaahinta Horseed Media ayna maalgeliso Shirkadda Isgaarsiinta Telcom kuwada tartamay gobolada Haylaan iyo Karkaar oo kuwada jiraa Group B.
Read more »

Buraannews.com Ha Moogaan

August 28, 2010
By Juuj
Buraannews.com Ha Moogaan

Warbaahinta Buraannews.com ayaa ku soo Biirtay dhawaan Warbaahinta Somaliyeed Gaar ahaan  Deegaanka Maakhir, Buraannews.com Waa mareeg Afka Somaliga ku Hadasha inta badan hase ahaatee ka Faaloota arimaha Bulshada, wararka Somaliya, iyo Waliba Maqaalo Xiisa badan, Ma ah warbaahinta Xaglisa, sida ay sheegeen kuwa Maamul Bogaasi, waa Mid Si Siman Ugu adeegta Umada ay Afkooda...
Read more »

Xamaaligii Burco iyo Danbiilayaal Xilal Loo dhiibay

August 27, 2010
By Somali
Xamaaligii Burco iyo Danbiilayaal Xilal Loo dhiibay

Danbiile dagaal,gudoomiyihii hore ee jabahadii SNM laguna magcaabo Siilaanyo ahna ninkii dhiigii ugu badanaa ee Isir nacaybka ku daadiyey Gobolada waqooyiga Soomaaliya,hadana horjooge loogu doortay gobolada waqooyi galbeed ee Soomaaliya sidii uu u sii wada lahaa hawshuu uu aadka ugu fiican yahay ee...
Read more »

Bosaaso Laba Ruux ayaa la dilay

August 27, 2010
By Axmed Muuse Dheere
Bosaaso Laba Ruux ayaa la dilay

Wararka aanu helayno ayaa sheegaya in caawa Magaalada Bosaaso lagu dilay Laba Ruux oo aan SHaqooyinkooda la Carabaabin, Dadk aanu la xidhiidhnay ayaa sheegaya in Labaadi ruux mid ka mid ah uu Geeriyooday Kan kale isaga oo dhawaac ah la Gaadhsiiyay Rug Caafimaad.
Read more »

Laba Taliye oo Sare ayaa GalGala lagu dilay

August 27, 2010
By Juuj
Laba Taliye oo Sare ayaa GalGala lagu dilay

Wararka aanu ka helayo Magaalada GalGala ee Colaadu ka Ognayd Mudo Haatan Laga Joogo 2-Bilood ayay sheegayaan wararka Jiidaasi laga Helayaa in Xalay ABaara Saqdii dhex uu Dagaal Kulul dhexmaray Ciidamada Deegaanka ee uu Hogaamiyo Gudoomiye Maxamed Siciid Atam iyo Kuwa Taabasan Farool PISta, Ilka Jiir  iyo C/Samad Cali Shire.
Read more »

Taageero Baaq: Jaaliyadda Maakhir ee Seattle

August 27, 2010
By Somali
Taageero Baaq: Jaaliyadda Maakhir ee Seattle

 Ku: Madaxweyne C/raxmaan Faroole, iyo xubnaha dawladda Puntland Ku: Isimmada, Odayaasha, iyo Waxgaradka Puntland Ku: Aqoonyahannada, indheergaratada iyo ururrada bulshada Ku: Shacab weynaha Puntland iyo cid kasta oo nabad danaynaysa…
Read more »

Baaq Odayaasha Warsangali

August 27, 2010
By Axmed Muuse Dheere
Baaq Odayaasha Warsangali

Waxaa maanta oo taariikhdu tahay August, 20, 2010 kusoo gabagaboobey magaala madaxda gobolka Heylaan ee Dhahar shirar maalmahanba u socday dhamaan cuqaasha iyo waxgaradka gobollada Haylaan iyo Galbeedka Bari, waxaana laga wada hadlay xaalada deegaanka oo ay ugu horeyso arinta beryahanba ka taagnayd deegaanka Galgala.
Read more »

Elders announced last decision.

August 27, 2010
By Somali
Elders announced last decision.

The prolonged conflict of Galgala city in Punt land and the naked invasion of uprooting, looting and burning farms of Galgala by Punt land government, was an incident stare at the world, that caused the death of hundreds and injuries of lots of soldiers both groups Punt land troops the Natural Resource Troops loyal...
Read more »

Farole’s waterloo!

August 27, 2010
By Somali
Farole’s waterloo!

                                                                                              (Galgala ): Abdirahman Farole, the president of Somalia’s Puntland state, is a latter-day Somali politician of the ilk that ruined Mogadishu and much of the south. Take the inanity of his indefensible tactics concerning the Galgala conflict—a confrontation that is largely of his making. Rather than addressing the legitimate grievances of a Puntland...
Read more »

Telcom Puntland oo Talaabsatay

August 26, 2010
By Juuj
Telcom Puntland oo Talaabsatay

Shirkada Telcom PL ayaa sheegtay inay soo Bandhigay Hadiyado aan Horay Loogu Arag Shirkadaha kel ee qaabilsan Is Gaarsiinta taasi oo ah Tii Ugu Horaysay ee keenta Mashruuc Noocaasi oo kale, Masuul sare oo Ka Tirsan Laanta Bosaaso ayaa sheegay inay soo Bandhigeen Hadiyad ah Nasiibkaasi ku Guulayso waxana loo kala qaybiyay DHawor Nooc...
Read more »

Sanag/Haylan Elders Committee Spokes Person sends a message to the international Community….

August 26, 2010
By Somali
Sanag/Haylan Elders Committee Spokes Person sends a message to the international Community….

In an interview with Somali Public Radio, Axmed Saciid Madaxay; a renowned clan elder of Sanaag, Haylaan and Western Bari regions discussed the peace process effort initiated by the clan elders in regards to the Galgala incident. A committee of elders from various centers of the region has held several meetings in western Bari...
Read more »

Faallada

Nairobi:-Wariyaal La Kulmay African Union Commission [Daawo Sawiro]

Kulan balaadhan oo looga hadlay is taraatiijiyad  ay Amisom ka Leedahay Dagaalada ka Aloosan Somaliya Gaar ahaan Muqdisho ayaa ka dhacay Hotel Sarenna ee...
Read more »

[Dhegayso] Madaxa Jaamacad Maakhir University

By Juuj

Agaasimaha Jaamacada Maakhir  Eng. Zekeriye Xaaji Siciid Cismaan Awaare oo waraysi siiyey Radio Daljir ayaa waxa uu waraysigiisaa kaga hadlay arimo badan ku saabsan...
Read more »

Maakhir University oo Laga hadlay +Sawiro

Kulan balaadhan oo Ujeedkiisu ahaa sidii Loo Dar dar Galin lahaa Dhisamaha Jaamaacada Maakhir University ayaa Lagu qabtay Magaalada Bosaaso Gaar ahaan Hotel Jubba,...
Read more »

Dahabshiil Warbixin

Maxamed Sicid Ducaale oo loo Yaqaan Dahabshiil ahna Mulkiilaha Dahabshiil ayaa sheegay inay Hana qaadeen oo Gaadheen Horumar Balaadhan, Mulkiilaha Dahabshiil oo...
Read more »

Puntland:-Waa Dumaal [Maqaal]

By Juuj

Shacab walbaa waxa ay leeyihiin Hogaan iyo  Maamul  ay wadajir  u dhisteen oo ku saleysan Sharci iyo Xeerar u degsan oo ay gundhig uga dhigaan Maamulkooda. Puntland...
Read more »